Advertisement

Doon siday Tahriibayaal oo ku quustay xeebaha Liibiya

0
Tahriibayaal  ka baxeen xeebaha Liibiya ayaa la sheegay in doontii ay la socdeen ay quustay islamarkaana inta badan  loo maleynayo inay geeriyoodeen. Tahriibayaashaan oo tiradooda lagu sheegay 86 ruux  ayaa Doontu ka...

DHAGEYSO : Wasiirka difaaca oo sharaxaad ka bixiyay Qorshaha Dowladdu kula wareegayso amniga dalka...

0
Wasiirka difaaca Dowlada Daferaalka Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur ayaa sharaxaad ka bixiyay Qorshaha Dowladdu kula wareegayso amniga dalka iyo bixitaanka ciidanka ATMIS. Wasiirka oo xalay jawaabo ka bixinaayay su'aalo lagu weydiinaayay TV-ga...

Dhimadhada shacabka Gaza oo gaartay 20 kun

0
GAZA (DAYNIIILE.COM)-Wararka ugu dabeeya ee caawa laga helaayo Magaalada Gaza ayaa sheegaya in tirada dhimashada inay siin korortay. Sida Aljazeera goor dhaw lagu baahiyay tirada dhimashada ayaa gaartay 20-kun oo shacab u...

Dowlada UK oo 9 Million ugu deeqday Somalia

0
Xafiiska Arrimaha Dibadda, Barwaaqo-sooranka iyo Horumarinta (FCDO) oo Dawladda UK u qaabilsan horumarinta dibadda ayaa Soomaaliya ugu yaboohay qaddar dhaqaale oo dhan $9 Million oo dollar oo lugu biirin doono mashruuca...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo ka warbixiyey Dagaaladii ka dhacay Gobolada Dalka qaarkood

0
Wararka naga soo garaaya gobolka mudug ayaa waxey shegayaan in halkaasi ay dagaalo ka dhaceen shalay iyo maanta ,kaasoo u dhaxeeyay ciidamada dowlada iyo kuwa degaanka oo dhinac ah iyo Alshabaab. Taliyaha...

DAAWO: Ciidamada Madaxtooyada Puntland oo gadood sameeyay mushaar la’aan darteed

0
GAROWE (DAYNIIILE.COM)-Ciidamada Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta gadood ka sameeyay gudaha  Magaalada Garowe. Ciidamada ayaa oo wata gaadiid dagaal ayaa ka xirtay wadooyinka Garowe xili ay ka cabanayaan Mushaar la'aan soo...

Madaxweynaha Ukraine oo hadda ka hadlay weerarada Ruushku ku qaaday dalkiisa maanta

0
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa X ku sheegay inuu booqday magaalada Avdiivka oo weeraro joogto ah kala kulantay ciidamada Ruushka. Wuxuu ku tilmaamay inay tahay "mid ka...

XOG: Garowe oo laga dareemayo Dhaq dhaqaaqyo Siyaasadeed oo Shaki abuuraya

0
Wararka ugu danbeeya ee laga helaayo Garoowe ayaa sheegaya inuu socdo dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed oo ay sameynayaan siyaasiyiinta Mucaaradka Puntland. Dhaq dhaqaaqyadaan oo dadka qaar uu shaki ku abuuray ayaa salka ku...

Shacabka Hargeysa oo dhigay dibad bax ay uga soo horjeedaan damaca Abi Axmed iyo...

0
HARGEYSA (DAYNIIILE.COM)-Qaar ka mida Bulshada ku dhaqan Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland ayaa maanta sameeyay isu soo bax ay uga soo horjeedaan Talaabadii uu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi uu Itoobiya...

General Gacmadule oo sheegay in Soomaaliya leedahay awood Ciidan oo ay Badaheeda iyo dhulkeeda...

0
General Gacmadule ayaa si kulul uga hadlay damaca Itoobiya iyo Maamulka Somaliland oo aqoonsi raadis heshiisyo la galaya Itoobiya Jaeraalka wuxuu sheegay in  Itoobiya Dhul Soomaaliyeed uusan u saxiixi karin nin daba-dhilif...

Weight loss

- Advertisement -