Advertisement

MW Xasan Sheekh oo kulan sagootin ah la qaatay Danjiraha Midowga Yurub

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah kula qaatay magaalada Dhuusamareeb Danjiraha Midowga Yurub Marwo Tinna Intelman oo uu dhammaday muddo xileedkileeda diblomaasiyadeed ay ku joogay...

DAAWO: Af-hayeenkii hore ee Booliiska oo xilka ku wareejiyay Afhayeenka cusub

0
Afhayeenkii hore ee Booliiska Gaashaanle Sadiiq Aadan Cali (Doodishe) ayaa xilka laga qaaday waxaana loo dhiibay Afhayeen cusub oo lagu magacaabo Qaasim Axmed Rooble oo horana usoo qabtay xilkaan. "Waxaan galabta si...

Dowladda Soomaaliya oo soo bandhigtay xubin ka tirsan AS oo isku soo dhiibay Ciidamada...

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay xubin la sheegay in uu ka tirsanaa dagalaamayaasha Al-Shabaab kaas oo lagu magacaabo Isxaaq Mayow Maxamuud, kuna magac dheeraa Sayib, oo iksu soo dhiibay Ciidamada...

Wasiir dibadeedka Falastiin oo QM ugu baaqay in cunuqabteyn lagu soo rogo Israa’iil

0
Wasiirka arrimaha dibadda ee Dowlada  Falastiin Riad Malki ayaa ku eedeeyay Israa’iil inay hub dagaal u adeegsatay shacabka Gaza iyo isbitaaladooda. Hadal uu ka jeediyay kalfadhigii 55-aad ee heerka sare ee Golaha...

Xukuumadda Soomaaliya oo fariin muhiim ah u dirtay dadka ku nool deegaanada Al-shabaab

0
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Macalin Maxamuud ayaa ugu baaqay dadka shacabka ah ee ku nool deegaanada ay ku sugan yihiin kooxda Al-shabaab ineysan ka barakicin...

Taliyaha Ciidamada Cirka oo shir kaga qeybgalaya Dalka Tunisiya. +SAWIRRO

0
TUNISIA (DAYNIILE.COM)-Taliyaha Ciidanka Cirka ee xoogga Dalka Janeraal Maxamuud Sheekh Cali (dable beylood) ayaa shir Caalamiya wuxuu kaga qeyngalayaa dalka Tunisiya. Shirkaan oo u dhexeeya Taliyaasha ciidamada cirka ee Africa ayaa ka...

Ceelbuur Xorraynta ciidann Kadib waxay ubaahan xorrayn siyaasdeed, sida lawada og-yahay

0
Magaalada ceelbuur waxaa ku daatay dhiiggii ugu badnaa sannadihii 1992 -1993 , waxaana dhicisoobay waqtigaas isku day ay Huwantii Jeneraal caydiid ugu gacan galin rabeen beesha diduble. Mar labaad ceelbuur waxaa lagu...

DAAWO: Ciyaar-yahan ka tirsan Galmudug oo reerkiisu maanta gudoonsiiyeen gaari iyo lacag

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciyaaryahan Maxamuud Silva oo ka mid ahaa ciyaartoyda xulka Galmudug islamarkana ahaa mashiinkii qadka dhexe ayaa maanta waxaa la gudoonsiiyay gaari surf ah iyo lacag dhan 30-kun dolar. Ciyaaryahankaan oo asal...

Madaxweynaha Somaliland oo aqbalay go’aamadii guddida dhexdhexaadinta ee khilaafka doorashooyinka

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u aqbalay go'aamadii ay soo saareen guddida dhaqanka ee dhexdhexaadinaysay khilaafka doorashooyinka Somaliland. Guddidii dhaqanka ee dhexdhexaadisay khilaafka siyaasada ee mudada badan soo...

Duqii Baladweyne oo xilka laga qaaday mid cusubna lagu badalay

0
Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabelle mudane Abdi Dahir Guure Karoore ayaa Xilkii ka qaaday Duqii Hore Magaalada Baladweyne isla markaana waxuu u magacaabay Cabdullaahi Salaad kugeey Duga magaalada...

Weight loss

- Advertisement -