Advertisement

Israa’iil oo ku fashalintay sedexdii ujeedo ay u weerareen

0
Gaza (dayniiile.com)-Ciidamada Israa'ii ayaa si weyn ugu fashilmay sedex ujeedo oo markii horaba ahaa sababtii ay sheegeen inay u weerareen isbitaalka Gaza ku yaal ee Alshifa. Ciidamada ayaa markii ay galeen isbitaalka...

Ciidamo cusub Macawisley ah oo lagu soo bandhigay Magaalada Bacaadweyn+SAWIRRO

0
Bacaadweyn(dayniiile.com)-Magaalada Bacaadweyne ee Gobolka Mudug waxaa maanta lagu soo bandhigay ciidamo cusub oo kuwa deegaanka ah kuwaasoo u diyaarsan inay ka qeybgalaan dagaalada ka dhanka ah Alshbaaa . Ciidankaan waxaa maanta kormer...

Hanti fara badan oo Soomaalida xalay uga baaba’day dab ka kacay Suuqa Wajeer

0
Wajeer (dayniile.com)-Dab xooggan ayaa xalay ka kacay suuqa Magaalada Wajeer ee Waqooyi Barki Kenya kaasoo socday dhowr saacadood, wuxuuna baabi’iyay inta badan goobihii ganacsi. Wareysi ay bixiyeen ganacsatadii suuqaasi ayaa badankood eeda...

labada Gudoomiye Baarlamaan oo wada-jir u magacabay gudiyada Sxb-tinimada dhowr dal

0
Qoraal Maanta ka soo baxay Guddoomiyeyaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka  Soomaaliya ayaa magacaabay guddiyada saaxibtinimada Baarlamaanka Soomaaliya iyo Baarlamaannada Shiinaha, Ciraaq iyo Isutaga imaaraadka Carabta. Warqada oo sideeda u qoran hakaan hoose...

Xukuumada oo gudaha iyo dibada ka wada fulinta wax ka badalka Dastuurka

0
Ra’isul wasaare ku xigenka dalka  Saalax Axmed Jaamac ayaa ku soo biiray siyaasiyiinta Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh  kala shaqeyneysa qorshihiisa wax ka badalka dastuurka . Ra’isul wasaare ku xigenka  Saalax Axmed Jaamac...

Madaxweynaha oo maanta abaal-marino gudoonsiiyay Xildhibaano Aqalka sare ka tirsan+SAWIRRO

0
Madaxweynaha  Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Aqalka Sare maanta kaga qeyb-galay munaasabad lagu abaal marinayey guddiyada, sanatarrada iyo guddoomiyeyaasha guddi-hoosaadyada muujiyey howlkarnimada dheeraadka ah, inta lagu guda jiray kalfadhigii...

Ra’iisulwasaaraha oo maanta shir gudoomiyay shirkii Golaha Wasiirada Juballand+SAWIRRO

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada Jubbaland oo diiradda lagu saaray gurmadka dadka Soomaaliyeed ee ay daadadku saameeyeen iyo wajiga...

Dowlada Somalia oo lagu wado in Maanta laga qaado cunuqabateynta hubka

0
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe ayaa maanta ka fariisinaya inay cod u qaadaan laba ajande oo dhaman quseeya arimaha Soomaaliya. ajandaha koowaad ayaa ah in Somalia laga qaado cunuqabateyta huka iyo ajandaha...

Maxkamada Ciidamada oo xukun ka soo saartay wiil la isku heystay

0
Cumar Cali Axmed oo dhawaan sheekadiisu qabsatay baraha bulshadu ku xariirto ka dib markii ay isku qabsadeen laba reer ayaa maanta Maxkamadda darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka sida ay go'aan ka...

Diyaarado Dagaal oo duqeun culus ka gaystay Jubaland.

0
Labada Magaalo ee Bu'aalle iyo Saakoow oo hoos taga maamulka Jubalanad waxaa ku dhacday duqeymo ay ka danbeeyeen diyaaradaha Saaxiibada Dowlada Soomaaliya. Wararka la helaayo ayaa sheegaya in bartilmaameedku ahaa xarumaha ciidan...

Weight loss

- Advertisement -