Advertisement

DAAWO VIDEO: Faahfaahin Qaraxii Caawa Muqdisho ka dhacay iyo Dowlada oo sheegtay in la...

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Waxaa caawa qarax uu ka dhacay Degmada Hodan Magaalada Muqdisho kaasoo ay ka danbeeyeen Alshabaab. Qaraxaan oo ka dhacay nawaaxiga isgoyska Al-baraka gaar ahaan meel aad ugu dhaw maqaaxida Ceynu-shamsi Magaalada...

WAR DEG DEG AH: Madaxweynaha Puntland oo u tanaasulay Mucaaradkiisa

0
War goor dhaw uu bartiisa Face-book soo dhigay Wasiirka Warfaafinta puntland Cabdi Farax Juxa ayuu ku cadeeyay in Madaxweynaha Maamulka Puntland uu qaatay go'aan geesinimo leh taasoo ah inuu u tanaasulay...

Bisha Cas oo shaacisay in 10% kaliya ay ka helaan gar-gaarka u baahan yihiin...

0
Gaza (dayniiile.com)-Hay'ada Bisha Cas ee ka howlgasha Marinka Gaza ee dhulka reer Falastiin ayaa warbaahinta u sheegeen dhibaatada ka heysata gar-gaar gaarsiinta shacabka Falastiin. Nebal Farsakh oo ah afhayeenka Ururka Bisha Cas...

Antonio Guterres oo awoodiisa u isticmaalaya joojinta dagaalada Gaza

0
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa markii ugu horeysayku goodiyay inuu isticmaali doono qodob awood siinaya marka la eego xilka uu hayo si uu u joojiyo dagaalada Gaza ka...

Madaxweyne Xasan oo ka qayb galay munaasabad loogu mahad celinayay dowladihii codkooda ku taageeray...

0
Muqdisho, Diseembar 06, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad loogu mahad celinayay dowladihii codkooda ku taageeray go’aankii taariikhiga ahaa ee Golaha ammaanka...

Booliiska Puntland oo qabtay koontarabaan+Sawirro

0
Qardho: 06 December 2023: Ciidamada Booliska gobolka Karkaar oo gacanta ku dhigay baco si kontobaan ah loogu wadday Boosaaso. Ciidamada booliska gobolka Karkaar ayaa xalay saqdii dhexe 12:00 PM ku qabtay kantaroolka...

Soomaaliya Oo Ku Biirtay Guddiga Fulinta Cimiladda Maaliyadeed ee Adduunka.

0
Dowladda Soomaaliya oo ku biirtay Guddiga Fulinta Cimiladda Maaliyadeed ee Adduunka ayaa waxaa si diirran u soo dhaweeyay ku biiritaanka guddigaan oo ka kooban lix xubnood. Kamid noqoshada guddiga ayaa lagu sheegay...

Haweeney waayeel ahayd oo Toorey lagu dilay Laas-caanood

0
Xaafada Daami oo ka tirsan Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool waxaa lagu dilay Haweeneg 75 jir ahayd. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya durba dilka haweeneydaasi sida in aano qabiil...

Baarlamaanka oo maanta mar kale u balansan ajandihii buuqa ku dhamaaday.

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Waxaa maanta oo Arbaco ah mar kale balansan Baarlamaanka Soomaaliya labadiisa aqal kadib kulankii sabtida oo buuq kaga dhamaaday. Xildhibaanada labada aqal ayaa u balansan isla ajandshaasi islamarkaana sida ixtiraam la'aantaa...

Diyaarado Dagaal oo duqeun culus ka gaystay Jubaland.

0
Labada Magaalo ee Bu'aalle iyo Saakoow oo hoos taga maamulka Jubalanad waxaa ku dhacday duqeymo ay ka danbeeyeen diyaaradaha Saaxiibada Dowlada Soomaaliya. Wararka la helaayo ayaa sheegaya in bartilmaameedku ahaa xarumaha ciidan...

Weight loss

- Advertisement -