Advertisement

Xildhibaan Dowlada ka tirsan oo beeniyay inuu dhintay C/rashiid Janan

0
Mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu magacaabo Maxamed Muxumed Maxamed oo laga soo doorto Gobolka Geddo ayaa beeniyay wararka sheegaya inuu dhintay Siyaasiga caanka ah ee C/rashiid Xasan Nuur (Janan)...

Maxaa ka jira in Somalia deymaha laga cafinayo bisha December ee sanadkaan.

0
Sida lagu cadeeyay War saxaafadeed shalay ay  soo saarta IMF Taageere dhaqaale ayay siinayaan Dowlada Faderaalka Soomaaliya taasoo cadadkeeda lagu sheegay $ 100 Miyan. Warsaxaafadeedka waxay ku cadeysay Hay’ada lacagta Adduunku ee...

Sarkaal Dowladeed oo beeniyay inay jirto Ciidamo soo baneeyay deegaan hore looga saaray Alshabaab.

0
Kabtan ka tirsan hogaanka Ciidamada Xoogga guutada 5-aad ayaa beeniyay warar la faafiyay oo sheegaya in ciidamada Dowlada iyo kuwa deegaanku ka soo baxeen deegaano hore looga saaray Alshabaab. Sarkaalkaan wuxuu sheegay...

Siyaasi soo qabtay xil sare oo ku eedeeyay Lafa-gareen inuu hor istaagay weerar lagu...

0
Maxamed Mursal Sh.C/raxmaan Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa eedeyn ba’an u jeediyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen). Maxamed Mursal wuxuu ku eedeeyay Madaxweyne lafta-gareen inuu diidan yahay...

Aadan Madobe ma u deyrin doonaa Xasan Sheikh Sida C/rashiid ugu deyriyay Saciid Dani?

0
Ma moodaa in labada Gudoomiye Baarlamaan ee Soomaaliya Aadan Madoobe iyo Puntland C/rashiid Yuusuf ay bishaan  ajandayaal oo isku qaab eg wada wajaheen inkastoo C/rashiid is xaliyay markii danbe. Madaxweyne Saciid Dani...

Maamulka Juballand oo shaaciyay in la helay C/rashiid Janan

0
Warar laga helay Maamulka Jubaland ayaa sheegay in la helay Siyaasiga caanka ah ee C/rashidi Janan oo hore usoo noqday Wasiirka Amniga Maamulka Jubaland. Sida ay sheegtay Idaacada Kulmiye Masuulka Maamulka Jubaland...

Maxkamada Ciidamada oo dil toogasho ku xukuntay Askari dilay laba wiil oo bshacab ahaa

0
MUQDIASHO (DAYNIILE.COM)-Askari ka tirsan Ciidamada ilaalo qaran ayaa maanta la soo taagay Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Dowlada Somalia iyadoo loo heysto dilka laba shacab ah iyo dhaawaca mid kale. .Dacwad oogaha...

Madaxweynaha Uganda oo qaabilay Taliyaha Milatariga Somalia

0
Madaxweynaha Dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa qasriga Madaxtooyada dalka uganda ku soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin caddow. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ibraahim Sheikh Muxudiin iyo...

Wiil Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay Cape-town

0
Wararka laga helaayo Dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in xalay lagu dilay wiil Soomaaliyeed oo halkaasi ka shaqeysanayay. Allaha u naxaristee wiilka oo lagu magacaaji jirey Ayuub Xagafeey ayaa lagu dilay Deegaanka...

Axmed Yaasiin ” Raashinka gargaarka ah ee Itoobiya laga joojiyay waxa uu saameyn wayn...

0
Wasiirka Xafiiska Maareynta Khataraha iyo Masiibooyinka ee dowlad degaanka Soomaalida Axmed yaasiin Sheekh Ibraahim oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in gargaarkii kala duwanaa ee USAID ay siin jirtay dalka Itoobiya...

Weight loss

- Advertisement -