Advertisement

Laba Burcad ah oo lagu dhex toogtay Magaalada Nairobi

0
Nairobi (dayniiile.com)-Sida ay saxaafada u xaqiijiyeen Waaxda dambi baarista dalka Kenya ee loo yaqaan DCI-da laba nin burcad ah ayay ku toogteen shalay deegaanka Kibera ee ismaamulka Nairobi. Falal burcadnimo ah ayaa...

Dowlada Kenya oo ka hadashay weerar ay ku qaadeen saldhig Alshabaab ku lahaayeen duleedka...

0
Garisa (dayniiile.com)-Dowlada Kenya ayaa war ka soo saartay weerar ay shalay ciidamadoodu ku qaadeen fariisin Alshabaab ay ku leeyihiin deegaanka hoos taga Gaarisa oo lagu magacaabo Dabalweyn. Ciidamada ayaa sheegay inay gabi...

Afhayeenka Xamaas oo si jees jees ah uga hadlay Heshiiska maxaabiis is dhaafsiga

0
Gaza (dayniiile.com)-Afhayeenka Alqasaam Xamaas ayaa ku jees jeesay Yuhuuda isagoo si cad ugu sheegay in ciidamada Gaza ay u soo direen aysan waxba ka aqoon dagaal. Afhayeenka Abu Cubeyda wuxuu xusay dagaalka...

Dooni u raran Soomaali oo lagu afduubay xeebaha Puntland

0
Dooni Ganacsi oo u rarneyd Ganacsatada Soomaalida ayaa la soo sheegayaa in lagu afduubtay xeebaha Degmada Eyl ee Maamulka Puntland sida uu saxaafada u xaqiijiyay Wakiilka doontaasi Bashiir Sacidi Cusman. Bashiir ayaa...

Ciidamada Degmada Dayniile oo soo qabtay burcad dishay Xalay nin caan ka ahaa degmadaasi

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Kooxo hubeysan ayaa  la sheegay inay Xalay ku dileen Xaafada Miriq Miriq ee Degmada Dayniile Magaalada Muqdisho nin caanka ahaa degmadaasi. Ninka la dilay xalay  waxaa lagu magacaabi jirey Xasan Shiilow...

Gudoomiyaha Aqalka Sare oo Maanta qaabilay safiirka cusub ee midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya+SAWIRRO

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya, Marwo Karin Johansson iyo xubno kale...

Aadan Madoobe iyo Laftagareen oo maanta fureen shirka Farta Maayga+SAWIRRO

0
Baydhaba (dayniiile.com)- Waxaa Maanta Magaalada Baydhaba ka furmay shir loogu magac daray shirka  farta Maayga kaasoo ay ka soo qeybgaleen madax ka kala socday faderaalka iyo Maamulka Koonfur galbeed. shirkaan waxaa daah...

Mowqifkooda Maamulka Puntland ee wax ka badalka Dastuurka Somalia

0
Garoowe: 23 November 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada...

Madaxweyne Xasan oo u tagay Dalka Tansaaniya arin dalka dan u ah+SAWIRRO

0
Aruusha, Nofeembar 23, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si diirran loogu soo dhaweyeyey magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa ka qeyb-galaya Shirka Madaxda Dalladda Bulshada Bariga...

DAAWO VIDEO: Buuqii iyo gacan ka hadalkii Xil.Puntland

0
DAAWO VIDEO: Buuq iyo gacan ka hadalkii Baarlamaanka Puntlanda kuwaasoo la kala safnaa xukuumada iyo Mucaaradka.

Weight loss

- Advertisement -