Advertisement

Isimada SSC Qaatumo oo maanta la kulmaya Mucaaradka Puntland iyo Saciid Dani oo ka...

0
Garowe (dayniiile.com)-Kulan Xalay ka dhacay Madaxtooyada Puntland ee Garowe ayaa guuleystay kaasoo u dhexeeyay Madaxweyne Saciid Dani iyo Ismimada SSC Qaatumo. Madaxweynaha Puntland Saciid Dani ayaa ka aqbalay Ismida reer Qaatumo inay...

Somaliland oo ku hanjabtay inay talaabo qaadi doonaan

0
Hargeysa (dayniiile.com)-Warsaxaafdaeed ka soo baxay  Maamulka Somalailand ayaa lagu faafiyay in dagaalkii shalay ay ku soo qaadeen isbaheysi sedex dhinac ka kooban. Sedexdaan koox ayay Somaliland ku sheegtay inay kala yihiin Alshabaab,...

DAAWO: Dowlada Somalia oo xal u heshay Dagaal Beeleedyada Gobolka Sh.dhexe

0
Dowlada faderaalka Somalia oo kaashaneysa Maamulka Hirshabele ayaa ugu danbeyn xal u heshay  Xalinta Dagaal Beeleedyada Gobolka Sh.dhexe kadib markii ay iska saxday asalka waxa hurinaayay colaadaasi. Dowlada oo bilihii ugu danbeysay...

Xamaas iyo Isra’iil oo ku heshiiyay xabad-joojin iyo maxaabiis kala badalasho

0
Gaza(dayniiile.com)-Kadib dagaalo socday bil iyo bar waxaa ugu danbeyn heshiis isla gaaray dhinacyada Xamaas iyo Maamulka Israa'iil oo dagaalkoodu ahaa inay cirka uun ka duqeeyaan haweenka iyo caruurta. Dhexe dhexaadinta waxa mudaba...

WAR DEG DEG AH: Qarax weyn oo Caawa ka dhacay Muqdisho

0
Muqdisho(dayniiile.com)-Jugata qarax weyn ayaa goor dhaw oo caawa  laga maqlay qeybo ka mida Magaalada Muqdisho inkastoo laamaha amnigu wali ka bixin wax faahfaahin ah. Qaraxa waxa uu dhacay caawa 12-ka saq dhexe...

DAAWO VIDEO: Saciid Dani iyo Isimada Puntland oo Caawa kulan ku qaatay madaxtooyada Garowe

0
Garowe(dayniiile.com)-Waxaa Caawa kulan uga socdaa Madaxtooyada Puntland ee Garowe Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Saciid C/llaahi Dani iyo qaar ka mida Isimada Puntland. Kulankaan waxaa looga hadlayaa sida la rumeysan yahay xal u...

Baarlamaanka Puntland oo beri subax u balansan shirkii hore looga digay iyo shacab hor-tuban.

0
Garowe (dayniiile.com)-Mudanayaasha Baarlamaanka Maamulka  Puntland ayaa beri subax waxay u balansan yihiin shirkii doraad la baajiyay kaasoo go'aan looga qaadanayo wax-ka beddelka xeerka doorashooyinka qof iyo cod. Shirkaan iyo ajandihiisa ayaa waxaa...

DAAWO VIDEO: Dowlada Somalia oo Mucaawino gaarsiisay maalintii labaad Baladweyne

0
Baladweyne(dayniiile.com)-Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa maalintij labaad oo isku xigta waxay diyaarad ku gaarsiisay mucaawino Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Masuuliyijn ka socda Hay'ada maareynta masiibooyinka iyo hay'adaha shisheeye ayaa maanta soo booqday...

Madaxweyne Xasan oo ka hadlay dagaalada ay kula jiraan Al-shabaab+SAWIRRO

0
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Cilmi Baarista Amniga RUSI ee magaalada London kaga qeybgalay kulan uu uga hadlay duullaanka Dowlada Soomaaliya ee ka dhanka ah Argagixisada iyo aragtidiisa fog ee...

DAAWO VIDEO: Maxkamada Ciidamada oo laba nin dil ku xukuntay

0
Maxkamda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya fadhigeeduna yahay Muqdisho ayaa maanta dil ku xukuntay laba nin oo hore dilal u gaysteen. Haddaba warbixinta oo faahfaahsan halkaan hoose ka daawo muuqaal uh diyaariyay...

Weight loss

- Advertisement -