Advertisement

Ajaanib ka tirsan Kooxda Daacish oo lagu qabtay puntland 

0
Afar nin oo ah Ajaanib ka tirsan Kooxda Daacish ayaa lagu qabtay Puntland sida uu cadeeyay Af-yeenka Booliiska Soomaaliya. "Ciidamada Amaanka Puntland ayaa gacanta ku dhigay afar dhagar-qabe oo ka tirsan khawaarijta...

DAAWO VIDEO: Maxkamada Ciidamada oo Maanta la soo taagay Wiil ku eedeysan Alshabaab-nimo iyo...

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa maanta u fadhiisatay dhageysiga dacwad loo heysto nin ku eedeysan Alshbaab-nimo,dilka 4-ruux iyo dhaawaca sarkaal Dowlada ka tirsan. Afarta ruux ayaa dhamaantood u geeriyooday qarax miino ...

Dadka ku geeriyooday deegaanada Jubaland oo sii kordhay

0
Waxaa sii kordhay tirada dadka ku geeriyoonaya daadadka ka dhashay roobabka Elnino iyo fatahaadaha Wabiyada deegaanada Maamulka Jubaland. xildhibaan Mustaf Maamoow Geedi oo ka mid ah golaha wakiilada Jubbaland una waramayay Idaacada...

Ra’iisulwasaare Xamze oo si weyn loogu soo dhaweeyay Dooloow+SAWIRRO

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur galayo xaaladda bini’aadanimo ee ka dhalatay roobabka daadadka wata ee ka da’ay qeybo kamid ah gobollada...

Sirdoonka Puntland oo fashiliyay qarax miino

0
Boosaaso (dayniiile.com)-Wararka laga helaayo Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in Ciidamada Nabad sugida  iyo Sirdoonka Maamulka Puntland  ay fashiliyeen qarax lala rabay magaaladaasi. Saraakiisha Ciidamada ayaa saxaafada u sheegay in miinooyinku yihiin nuuca...

DAAWO VIDEO: Naadiya oo ka hadashay hadal heynta Qabiilkeeda

0
Naadiya Maxamed oo ugu danbeyn ka hadashay hadal heynta Qabiilkeeda xili maalmihii ugu danbeeyay baraha bulshada aad la isugu heystay.. Hadaba halkaan ka daawo muuqaal aan ka soo xiganayvTv-ga Qaranka.  

Waan waan Saaka laga dhex wado Maamulka Puntland iyo Mucaaradka

0
Garowe (dayniiile.com)-Xaalada Siyaasadeed ee Magaalada Garowe ayaa Saaka degan xili la baajiyay shirkii Baarlamaanka ee mucaaradku ku hanjabeen hadii la qabto wixii ka yimaada uu masuuliyada qaadi doono Madaxweynaha Puntland Saciid...

Farmaajo oo markii ugu horeysay ka hadlay Roobabka iyo Fatahaadaha

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay roobabka waa weyn iyo fatahaadaha wabiyada ee sameynta ku yeeshay dalkeena Soomaaliya. Qoraal uu soo dhigar bartiisa Facebook ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray London+Sawirro

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada London oo ay kaga qeyb-galyaan wafdiga Jamhuuriyaddu, shirka hoggaamiyeyaasha caalamka ee ka hortagga cunno yarida iyo aafooyinka sababa. Sidoo kale,...

Hanti fara badan oo Soomaalida xalay uga baaba’day dab ka kacay Suuqa Wajeer

0
Wajeer (dayniile.com)-Dab xooggan ayaa xalay ka kacay suuqa Magaalada Wajeer ee Waqooyi Barki Kenya kaasoo socday dhowr saacadood, wuxuuna baabi’iyay inta badan goobihii ganacsi. Wareysi ay bixiyeen ganacsatadii suuqaasi ayaa badankood eeda...

Weight loss

- Advertisement -