Advertisement

Madaxweynaha oo ku laabtay Dhuusa-mareeb

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad-goboleedka Galmudug, halgaas oo uu ka sii ambaqaadayo dhammeystirka wajiga Koowaad ee howlgalka xoreynta dalka. Madaxweynaha ayaa...

Qaramada Midoobe oo mar kale laga dalbaday inay Somalia ka qaado Cunuqabateynta hubka

0
Hay’ada Qaramada Midoobe ayaa mar kale loo jeediyay codsi ka yimid dhanka Dowada Soomaaliya kaasoo ah laga qaado cuna qabateynta hubka ee saaran Somalia. Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobe Abuukar Daahir...

Maamulka Somaliland oo si kulul uga jawaabtay aqoonsiga Maamulka SSC Qaatumo

0
Warsaxaafadeed ka soo baxay Maamulka Somaliland ayay si kulul uga jawaabeen aqoonsiga Maamulka SSC Qaatumo ay siisay Dowlada Faderaalka Soomaaliya. hadaba Warsaxaafadeedka ayaa sidan u qornaa:- War-Saxaafadeed Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si adag uga...

Madaxweynaha Mareykanka “Israa’iil iyo Yukreyn inay Dagaalada guulo ka gaaraan waxaa ku xiran amnigeena” 

0
Washington (dayniiile.com)-Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa si cad ugu sheegay dunida in Mareykanka uu xili kasta taageero diyaar ula yahay Dalalka Yukreyn iyo Israa’iil islamarkaana ay taasi iyaga muhiim u tahay. “Israa’iil...

Cudurka HIV/AIDS oo laga helay kumanaan Soomaali ah

0
Waxaa soo kordhaya dadka Soomaaliyeed ee la sheegayo inuu asiibay cudurka HIV/AIDS xili in mudo ahba Soomaaliya ay dunida kaga jirtay dalalka ugu yar ee uu ka jiro cudurkaan. Wararka qaar  ayaa...

Shidaal iyo Raashin loo waday Alshabaab oo gacanta lagu dhigay+Sawirro

0
Ciidanka amniga ee ku sugay Deegaanka Gadoon ee gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay Shidaal iyo Raashin ay si qarsoodi ah ku gudbisanayeen kooxaha Khawaarijta. Deegaanka Dawacooleey oo u dhaxeeya Gadoon iyo...

Banaanbax lagu taageersan yahay Xamaas oo maanta ka dhacay Muqdisho+Sawirro

0
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay isu soo bax ay soo abaabuleen bulshada Soomaaliyeed kaasoo lagu taageeraayay walaala reer Falastiin. Isu soo baxaan waxaa ka qeybgaay qeybaha Bulshada oo ay horkacayeen qaar...

Farmaajo oo sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uusan awood u lahayn inuu meesha ka...

0
Madaxweynihii hore Maxamd C/laahi Farmaajo ayaa mudo uusan ka hadlin siyaasada dalka Kadib soo hadlay wuxuuna soo saaray warsaxaafadeed dhaliil iyo digniin isigu jira . Dowlada uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya ee Xasan...

Isu soo bax Beri Subax ka dhacaya Muqdisho oo lagu taageerayo Falastiin

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Qaar ka mida Bulshada Xamar ku dhaqan ayaa isu balansaday Berito oo Jimco ah isu soo bax lagu taageerayo shacabka Falastiin islamarkaana looga soo horjeedoYuhuuda. Isu soo baxaan waxaa lagu wadaa...

Maxkamad ku taal Amsterdam oo mar kale xukun ka soo saartay dacwadii Masjidka Soomaalida

0
Dacwadii ka taagnayd masjidka Soomaalida ee ku yaal magaalada Amsterdam ee waddanka Holland ayaa heer xasaasi ah mareysa kaddib go'aan ay shalay soo saartay maxkamadda dalkaasi oo markii 3-aad u xukuntay...

Weight loss

- Advertisement -