Advertisement

SHEEKH SULDAAN GASLE “Masaajidkii aan aasaasay ayaa waxaa ii taal warqad la leeyahay ma...

0
Khilaafkii u dhexeeyay Guddigii maamulka Markaz QUBA oo ku yaal Magaalada Amsterdam ee waddanka Holland, ayaa mar kale soo shaac-baxay kaddib markii uu shalay shir jaraaíd ku qabtay  Amsterdam Sheekh Suldaan...

Xafiiska Hantidhowrka oo soo bandhigay Magacyada masuuliyiin Dowladeed oo laga doonayo inay soo celiyaan...

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Sida aan ka soo xiganay Warbaahinta Dowlada Xafiiska Hantidhowrka guud ee Qaranka ayaa ka dalbaday masuuliyiin Dowlada ka tirsan inay dib usoo celiyaan  gaadiid gacantooda ku jira. Waxaa la soo bandhigay...

Siyaasi reer Punland ah oo soo jeediyay in Saciid Dani la soo xiro

0
Garowe (dayniiile.com)-Siyaasi reer Puntland ah oo maanta khudbad ka jeediyay shirka Siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah Madaxweynaha Puntland Saciid Dani ayaa si adag uga hadlay hadii isbadal uu ku yimaado waqtigii doorashada...

Madaxweynaha Galmudug iyo Wasiirka Gaashaandhiga oo gaaray Bacaadweyne

0
Bacaad-weyn (dayniiile.com)-Wafdi ay horkacayaan Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdulkaadir Maxamed Nuur iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa goor dhaw gaaray Magaalada Bacadweyne ee koonfurta Gobolka Mudug. Qoor-Qoor iyo Wasiirka  oo lagu...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Dalka Koonfur Afrika

0
Swellendam (dayniiile.com)-Wararka laga helaayo Dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in xalay lagu dilay Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jirey C/qaadir James Rabi ha u naxariistee. Marxuum Abdulkadir Jeemis waxaa lagu dilay Swellendam...

Maamulka Gobolka Banaadir oo beeniyay inay Canshuur weydiiyeen Dugsiyada Quraanka iyo Masaajida

0
Shir Jaraa'id uu goor dhaw qabtay Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye ayuu si weyn ugu beeniyay warar maalmihii ugu danbeeyay baraha bulshada la isla dhex maraayay taasoo...

Gashanle Sare Dayax “waxaan idinku bogaadinayaa sida aad waajibkiina uga gudateen khawaarijtii ku dhuumaalysanaysay...

0
Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed G/le sare Dayax Cabdi Cabdulle ayaa maanta kormeer shaqo ugu tagay Kumaandooska Ilaalo Qaran oo howlgallo sifayn ah maalmahaan ka waday deegaanada Ciid Ciidka iyo...

Shir ay leeyihiin Mucaaradka Saciid Dani oo Maanta ka furmaya Garoowe

0
Garowe (dayniiile.com)-Waxaa  Saaka Xarunta Maamulka Puntland ee Magaalada Garoowe ka furmaya shirkii ay u balansanaayeen siyaasiyiinta mucaraadka ah Madaxxweynaha Puntland ee Siciid Dani. Shirkaan ayaa lagu qabanayaa Beerta Arlo  halkaasoo ah meel...

Saraakiil Atmis iyo Maamulka Jubaland oo Dhoobleey kaga hadlay la dagaalanka Alshabaab+Sawirro

0
Dhoobleey (dayniiile.com)-Wararka laga helaayo Magaalada Dhoobleey ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya inay halkaasi ku kulmeen Saraakiisha Amniga Maamulka Jubaland ee Magaaladaasi iyo Taliska Ciidamada Midowga Afrika ee Atmis. Taliyaha Qaybta 2aad...

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo si cad ula saftay Yuhuuda

0
New York (dayniiile.com)-Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ka hadlay dagaalka galay maalintii afaraad oo xiriir ah kaasoo u dhexeeya Xamaas iyo Yuhuuda islamarkaana isu geyn labada dhinac ay ...

Weight loss

- Advertisement -