Advertisement

Xildhiban Jacfar “ dhowr mar baan shirnay walina Alshabab waa joogaan,kulankaan hanoo noqdo ii...

0
Maxaas (dayniiile.com)-Xildhibaan Maxamed Abuukar Jacfar oo ka qeybgalay kulan ay yesheen beelaha Ceyr ,xawaadle iyo Mursade ayaa si adag kaga hadlay dagaalada ay kaga hor jeedaan Alshabaab. Xildhibaankaan oo ka soo jeeda...

Taliyaha Ciidamada Lugta oo booqday furimaha dagaalka+Sawirro

0
Taliyaha ciidanka Lugta ee Xogga dalka Soomaliyeed G/ sare dayax Cabdi Cabddulle iyo saraakiil kale ayaa booqday furimaha gobolak Shabeelaha dhexe gaar ahaan deeeganka biyacadde ee gobalka Shabeelaha dhexe. Taliyaha iyo xubnaha kale...

Magaalada Kismaayo oo lagu gubay Kumaanaan Loor oo Raashin ah+Sawirro

0
Duleeedka Waqooyi ee Magaalada Kismaayo waxaa saacadihii ugu danbeeyay lagu gubay 5 kun raashin ah oo waqtigoodu dhamaaday markii ay bahalo galeen. Munaasabada lagu gubaayay waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Ganacsiga...

C/casiis Lafta-gareen oo ka dalbaday kenya.Itobiya iyo Jabuti inay ka caawiyaan dagaalka Alshabaab.

0
Nayirobi (dayniiile.com)-Madaxweynaha Maamulka Koonfur-Galbeed oo maalmihii ugu danbeeyay ku sugnaa Magaalada Nayroobi ayaa kulan uu halkaasi kaga qeybgalay wuxuu ka hadlay Xaalada dalka gaar ahaan dagaalada ay hogaamineyso Dowlada Soomaaliya ee...

Beelaha Ceyr, Xawaadle iyo Mursade oo u midoobay dagaalka Alshabaab.+Sawirro

0
Maxaas (dayniiile.com)-Shir u dhexeeyay siyaasiyaasiyiin ka soo kala jeeda Hiiraan iyo Galgaduud ayaa  shalay galab qorax dhicii ilaa maqribkii wuxuu ka qabsoomay deegaanka Wara-dhuumale oo hoos taga Degmada Maxaas ee  Gobolka...

Anwar Shakuundha oo laga waayay liiska Xulka Qaranka  K/cagta Soomaaliya iyo C/xafiid oo lagu...

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Waxaa maanta la soo saaray liiska Xulka K/cagta Qarankeena Soomaaliya iyadoona arinta lala yaabay ay noqotay in liiska laga waayay weerar-yahanka caanka ah Anwar Shakuundha kaasoo u ciyaara kooxda Dekada. Talaabadaan...

Madaxweyne Xigeenka Juballand oo maamul cusub u magacaabay Degmada Luuq

0
Madaxweyne Xigeenka Maamulka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta magacaabay Maamul cusub oo uu yeelanayo Magaalada Luuq ee Gobolka Geeddo. haddaba halkaan ka akhriso warqada magacaabista madaxweyne xigeenka Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee...

Ciidamada Dowlada iyo kuwa Atmis oo iska kaashtay fashilinta Miino maanta la geliyay duleedka...

0
Baraawe (dayniiile.com)-Ciidamada Amniga ee Magaala Xeebeedka Baraawe Gobolka Shabeelaha Hoose ee Maamulka Koonfur-galbeed iyo kuwa Atmis ayaa maanta ku guuleystay inay qabtaan miinooyin la geliyay duleedka Baraawe. Gudoomiyaha Magaalad Baraawe ahna duqa...

Weerar qaraxyo ah oo maanta ka dhacay  Dalka Turkey

0
Ankara (dayniiile.com)-Meel u dhow xarunta baarlamaanka dalka Turkey  ee magaalada Ankara waxaa maanta ka dhacay weerar isqarxin ah kaasoo gaystay khasaare nafeed. Weerarkaan waxaa ku dhaawacmay laba askari oo booliis ah mana...

Siyaasiyiinta Isbadal doonka Maamulka Koonfur-galbeed  oo maanta  kulan la qaateen Safiirka Britain.

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Magaalada Muqdisho waxaa maanta kulan ku wada qaatay siyaasiyiinta isbadal-doonka Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed iyo Safiirka Soomaaliya uga wakiilka ah Dalka Britan Michael Nithavrianakis. Kulankaan waxaa la iskula soo qaaday arimo badan...

Weight loss

- Advertisement -