Advertisement

XOG ku saabsan qatar iyo cabsi soo wajahday Soomaalidii shalay galab u dhooftay Nayroobi

0
Wareysi gaaban oo uu la yeeshay beyjka  www.dayniiile.com mid ka mida Soomaalidii shalay galab u safartay Dalka Kenya gaar ahaan Nayroobi ayuu noogu sharaxay qatar iyo cabsi soo wajahday markii diyaaradu...

Duqa Muqdisho oo la kulmay Danjiraha Talyaaniga+SAWIRRO

0
“Waxaa dhahay inay daahaan ciidamadii ku daba jiray, khaladka dhacay wuxuu ahaa inaan laga fekerin arrintaas… wixii la sheego wax baa ka jira, khilaafka Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha xoogga dalka, xilliyada...

Ciidamadii uu xalay sagootiyay Duqa Muqdisho oo caawa gaaray Deegaanka Nuur-Dugle

0
Deegaanka Nuur Dugle oo xalay uu ka dhacay dagaal culus una dhexeeyay Ciidamada Dowlada iyo kuwa  Al-shabaab ayaa waxaa caawa gaaray ciidamo badan oo ka tirsan Milatariga Soomaaliya. Sidoo kale waxaa ciidamadaasi...

Dowlada Soomaaliya oo tira-koob ku sameysay Al-shabaabka  isasoo dhiibay maalmihii u danbeeyay

0
War ka soo baxay Dowlada Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay tira-koob lagu sameeyay labadii bilood ee u danbeysay xubnaha Alshabaab  iska soo dhiibay isla markaana hada ku jira gacanta Dowlada. Agaasimaha xarunta Tubsan...

Dhinacyada doonaya inay fashiliyaan Qorshaha Madaxweyne Xasan Sheekh iyo mid kasta hadafkiisa

0
Dhowr kooxood oo qaarkood aysan isku dano ahayn ayaa u wada taagan sidii ay u fashalin lahaayeen qorshaha Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ah inuu taariikh fiican reebo afartiisa sano. Qorshaha ugu...

Madaale oo xafiiskiisa ku qaabilay ergeyga Dowlada ugu qaabilsan Maamulka Somaliland

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Ergayga gaarka ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan wada...

Madaxweyne Xasan oo Saraakiisha Ciidamada ku sugan Aadan Yabaal ka dhageystay qorshahooda dagaal+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa la kulmay hogaannada taliska Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, si loo xaqiijiyo qorshaha...

Golaha Wasiirada oo maanta ka hadlay xaalada amni ee Dalka+SAWIRRO

0
Muqdisho 7, September 2023—Ku Simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyey shirka golaha Wasiiradda, kaasi oo laaga hadlay xaaladaha amni...

Wafdi ka socda Dowlada Itoobiya oo Muqdisho soo gaaray+SAWIRRO

0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Salax Axmed Jaamac ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey dhiggiisa dalka Ethiopia, Mudane Dekeme Mekonnen Hassan iyo wafdi oo uu hoggaaminayo. Wafdiga ka socda dalka Itoobiya ayaa...

Shan Caruur Soomaaliyeed ah iyo ayeeyadood iyo oo ku geeriyooday duqeyn diyaaradeed.

0
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo diyaaradeed oo xalay saq-dhexe  ku dhacay deegaanka Ood-weyne oo hoos tagta Ceel la-helay  oo ka tirsan Gobolka Galgaduud halkaasoo khasaare badan uu ka...

Weight loss

- Advertisement -