Advertisement

Wasiirka Maaliyada oo kulan la yeeshay ku xigeenka Wakiilka QM

0
Waxaa kulan Muhiima wada yeeshay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige iyo ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya  George Conway. kulankaan ayaa muhiim u ahaa dhanka Siyaasada iyo tan Bini'aadanimada madaama...

Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray Xarunta Degmada Kaaraan oo dib u dhis lagu...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Wasiiro, Xildhibaano, Guddoomiye Kuxigeenada Gobolka Banaadir iyo Xoghayaha Guud ayaa caawa xariga ka jaray Dhismaha Xarunta...

Xildhibaanada Puntland oo Saaka leh kulan ay kaga hadlayaan go’aankii Maxkamada Sare

0
Garowe (dayniiile.com)-Sida ay sheegeen qaar ka mida Xildhibaanada Puntland shalay galab waxaa xildhibaanada u soo dhacay Fariimo loogu sheegaayo inuu jiro shir degdeg ah saaka oo taariikhdu ahay 11 December. Xildhibaanadaan ayaa...

Meydadka Laba Soomaali ah oo laga helay guri ku yaal Dalka Mareykanka.

0
Ohio (dayniiile.com)-Gobolka Ohoi ee Dalka Mareykanka wararka laga helaayo ayaa sheegaya inay ku dhinteen laba Soomaali ah  halka mid kalana isagoo liita loola cararay isbitaal markii ay isticmaalen daroogo. Labada Meyd ee...

Xiliga uu furmaayo Tartanka Maamul goboleedyada iyo SSC Qaatumo oo laga reebay

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Maamulka cusub ee SSC Qaatumo ayaa si rasmi ah looga saaray liiska Maamul Goboleedyada ka qeybgalaya tartanka Kubada cagta oo la shaaciyay xiliga uu . Xiririka kubada Cagta iyo Wasaarada Ciyaaaraha...

DAAWO: Qaabka Madaxtooyada kadib markii ay ciidamada Somalia Amniga kala wareegeen ATMIS

0
Guul taariikhiya ayaa mar kale u soo hooyatay Soomaaliya markii maanta ciidamada Milatariga Soomaaliya uu la wareegay Amniga Madaxtooyada Qaranka oo 16 sano ay joogeen Ciidamo Atmis ka tirsan. Haaba halkaan ka...

Maxamed Cabdi-Waare oo si la yaab leh uga hadlay fikirka ay Somalidu qabiilka ka...

0
Ku-xigeenka xoghayaha guud ee IGAD Maxamed Cabdi Waare oo hadalo ka jeediyay shirka Jabuuti ka socda ee Mac-hadka Heritage yaa si la yaab uga hadlay fikirka qabiilka laga aaminsan yayay. Maxamed Cabdi...

DAaAWO: Gabar ay dhashay Khadiija Maxamed Diiriye maxay ka tiri Geerida Hooyadeed

0
Muqdisjo (dayniile.com)-TV-GA Universal ayaa la hadlay Gabar ay dhashay Wasiiradii Haweenka Allaha u naxaristee Marxuumad Khadiija Maxamed Diiriye taasoo lagu magacaabo Zaytuuni. Waxaa wax laga weydiiyay aaska iyo geerida hooyadeed waxayna ugu...

DAAWO: Beesha Muddulood oo Xoollo badan geysay Tacsida Marxuumad Khadiija Diiriye

0
MUQDISHO(DAYNIIILE.COM)-Beesha Muddulood ayaa maanta Xoolo badan geysay Tacsida Marxuumad Khadiija Diiriye Allaha u naxariistee. Dhaqanka Muddulood ayaa horkacayay odayaasha iyo siyaasiyiinta maanta soo tacsi gutay,waxaana ka mid ahaa Imaamka Muddulood iyo Ugaasyada...

Ra’iisul-wasaare Xamze oo qaabilay Xildhibaan Hodan

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku bogaadiyey...

Weight loss

- Advertisement -