Advertisement

Somalinad “dowlada Somalia korantada ayay ka damiyeen filinjeerkii uu ku jirey meydka C/nasir Dahable

0
HARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Maamulka Somaliland ayaa baaritaan ku sameeyay meydka C/naasir Muuse Dahable oo asbuuc ka hor lagu dilay Muqdisho kaasoo ka tiraanaa hay'ada duulista rayidka Somalia. Maanta ayay soo saareen natiijada baaritaanka ka...

Shir laga yeeshay Amniga Magaalada Baraawe

0
Wafdi wasiiro ah oo ku sugan Caasimada Maamulka Koonfur Galbeed ee Baraawe ayaa maanta kulan loogu hadlayey Arrimaha Amniga Caasimada Koonfur Galbeed ee Baraawe kula qaatay Taliyaasha ciidamada Meliteriga, Nabad Sugida...

DAAWO: Madaxweyne Xasan oo jawaab culus siiyay Farmaajo,Shariif,kheyre iyo CCW

0
GAROWE (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Somalia ayaa u jawaabay siyaasiyiinta kala ah Madaxweynayaashii hore hore Farmaajo,Shariif iyo Ra'iisulwasaarihii hore Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaan C/raxmaan Cabdi-shukuur Warsame. Jawaabta ayaa ku aadan arinta wax ka badalka...

Ra’iisulwasaraha oo xariga ka jaray wado la dayactiray

0
Muqdisho, 10 Maarso, 2024: – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray dhismaha waddada laamiga ah ee isku xirta Xoosh ilaa Ex Kontorool Afgooye,...

Macawisleey ka tirsan Beesha Waceysle iyo Gaadiid Dagaal oo Maanta Muqdisho laga sagootiyay

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ka baxay maleeshiyaad cusub oo qeyb ka ah macawisleyda Beesha Wacayske ah kuwaasoo loo diyaarshay dagaalada ka dhanka ah Alshabaab. Ciidamadaan oo tiradooda iyo agabkooda hub midna...

Duqa Muqdisho oo awaamiir ka soo saaray ganacsiga qaar bisha Ramadaanka

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo shir jiraa’id ku qabtay xarunta Taliska Ciidanka Ilaalinta Deegaanka Xamar wuxuu ka soo saaray awaamiir Ramadaanka dartiis ah. Duqa Muqdisho...

NISA oo soo bandhigtay magacyada lix sarkaal oo Alshabaab laga dilay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Hay'adda nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa soo bandhigtay magacyada lix sarkaal oo Alshabaab looga dilay duqeyn diyaaradeed. War qoraala oo NISA ay baahisay ayaa lagu sheegay in howlgalka...

Xildhibaanada Aqalka sare oo maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka howlgabka shaqaalaha

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Xildhibaanada Aqalka sare ayaa kulan kuhiim ah waxay maanta ku yeesheen Xaruntooda Magaalada Muqdisho. Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaakka Soomaaliya waxay maanta ansixiyeen Hindise Sharciyeedka Hawlgabka iyo Liiltirka Shaqaalaha Rayidka ee...

Hogaamiyaha SSC Qaatumo oo si weyn loogu soo dhaweeyay Laas-caanood+SAWIRRO

0
Laascaanood, 22 October 2023:- Hoggaamiye Cabdiqaadir Aw-Cali iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta sii diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Laascaanood, kaddib socdaal shaqo oo ay muddo ku joogeen Caasimadda Dalka ee...

Weight loss

- Advertisement -