Advertisement

Qababan qaabada xuska 1-da Luuliyo oo Muqdisho ka socota

0
Kulan ku saabsan u diyaar garowga iyo isku dubbaridka dabaaldaga munaasabada 1-da Luuliyo ayaa waxa uu ka qabsoomay garoonka Stadium Muqdisho oo ah goobta rasmiga ah ee loo asteeyay in uu...

Macalinka Labaad ee Xulka Galmudug oo Ganaax la dul dhigay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-War qoraala oo ka soo baxay Xiriirka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha ayaa lagu ganaaxay Macalinka labaad ee Xulka Galmudug Daa’uud Cabdullaahi Tubaal. 4 bilood ayaa laga ganaaxay inuu ciyaaraha ka qeybqaadan karin...

Iran oo diidday in ay safiir u dirto Sweden kadib kitaabkii qur’aanka ee lagu...

0
Dowladda Iran ayaa diiday in ay safiir cusub u soo dirto dalka Sweden, kadib markii nin mudaaharaadayay uu qur’aan ku gubay bannaanka masjid ku yaalla caasimadda Stockholm. Qaxooti u dhashay dalka Ciraaq...

Taliyaha NISA oo ka qeybgalay shir Kenya ka dhacay

0
Taliyaha Hayadda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qayb galaya shirka Hay’adaha Sirdoonka ee Bariga Afrika kaas oo ka socda magaalada Mombasa ee dalka Kenya. Shirkaan ayaa looga hadlayaa...

Dekadda Boosaaso oo Maanta Shaqeyneyn iyo sababta oo la ogaaday

0
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta aysan Shaqeyneyn Dekadda Magaalada, iyad aoo faah faahin ay kasoo baxeysa sababta xirnaanshaha dekadda. Xogta aan...

Mareykanka ” heshiiskii Itoobiya iyo Maamulka Somaliland wuxuu caqabad ku noqoon karaa la dagaalanka...

0
Dowladda Maraykanka oo aad u adkaysay inay kala midaysantahay IGAD, Hay’adaha caalamiga ah iyo bahwadaagta kale ee Qaarada Afrika in Qaranimada iyo Madaxbanaanida dhuleed ee Soomaliya ay tahay mid lama taabtaan...

Dab ka kacay Xarumo Ganacsi oo ku yaalla Boosaaso iyo khasaaro ka dhashay

0
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in dab xoogan oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac iyo burbur Hantiyadeed uu ka kacay Xarun ganacsi...

Ciidamada Dawlada & Kuwa degaanka oo Halwgal ka sameeyay degaanno ka tirsan gobolka Galgaduud

0
Wararka ka imaanaya Gobolka Galgadud ayaa sheegaya in Ciidamada Dawlada Federaalka oo kaashanaya kuwa degaanka ay Halwgallo ka dhan ah Alshabaab ka sameyeen degaano ka tirsan Bariga Gobolka Galgaduud. Ciidamada kumaandooska Xoogga...

Nin dil ka gaystay Degmada Waabari oo gacanta lagu soo dhigay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Saldhiga Booliiska  Degmada  Waaberi Magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane dil ka geystay degmadaasi. Wark  ka soo baxay Taliska Qeybta Guud Boliiska G.Banaadir maanta ayay sidoo  kale ku...

Weight loss

- Advertisement -