Advertisement

Masuul ka farxiyay Boqol Gabdhood kadib markii uu mar qura wada guuriyay

0
Masuul ka tirsan Dowlada Nigeria ayaa ka farxiyay boqol Gabdhood oo dalkiisa u dhalatay kuwaasoo aan lahayn wax reera islamarkaana u suurtagaliyay inay rag helaan dhamaantood waliba hal munaasabad Masuulkaan oo Xubin...

WAR DEG DEG AH : Somalia oo Caawa laga qaaday cunuqabateyntii hubka

0
Go’aanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ugu codeeyay in cunaqabateynta hubka laga qaado Soomaaliya ayaa waxaa uu muhimad weyn u leeyahay barnaamijyada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee sugidda amniga, xasilinta iyo xoojinta...

Qarax ka dhacay Degmada Ceel-waaq

0
Ceel-waaq(dayniiile.com)- Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo waxaa ka dhacay qarax lala eegtay goob ay dagan yihiin dadka barakacayaal ah oo awalba noloshu ku adkeyd. Inkastoo qaraxa uu sababay khasaare nafeed sida wararku...

Antonio Guterres oo awoodiisa u isticmaalaya joojinta dagaalada Gaza

0
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa markii ugu horeysayku goodiyay inuu isticmaali doono qodob awood siinaya marka la eego xilka uu hayo si uu u joojiyo dagaalada Gaza ka...

Yuhuuda maxaa ka raacay howlgal ay rabeen inay Maxabiis ku soo furtaan

0
Gaza (dayniiile.com)-Wararka aan ka heleyno dagaalada ka socda Gaza kaasoo u dhexeeya ciidamada Gumeysiga Yuhuuda iyo dagaalyahanada Xamaas ayaa sheegay in cashir loo dhigay ciidamada yuhuuda howlgal qaas ah oo ay...

Booliiska Xamar oo soo xirey Haween jir dil u gaystay nin dhalinyaro ah

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Taliska Booliiska Gobolka Banaadir ayaa xabsiga soo dhigay sedex Gabdhood oo baraha bulshada ku faafiyeen iyagoo jir dilaya nin dhalinyaro ah guri ku yaal Degmada Waabari. Haweenkaan ayaa sida wararku sheegayaan...

Mucaaradka Puntland oo ka hor yimid Gudigii uu magacaabay Saciid Dani

0
Xubno ka tirsan Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Dani ee waqtigu ka sii dhamaanayo ayaa war qoraal ah oo ay wada jir u soo saareen waxay ku qaadaceen...

DAAWO: Gud. Baarlamaanka oo ka hadlay arimaha wax ka badalka Dastuurka.

0
Gudoomiyaba Baarlamaanka Soomaaliya ahna ku simaha Madaxweynaha Soomaaliya Aadan Madoobe ayaa ka hadlay arimaha Dastuurka iyo wax ka badalkiisa xili uu ka qeybgalaayay Xaflad Shirkada Hormuud soo qaban qaabisay. "Dastuurku maaha wax...

Maxkamada G/banaadir oo xayiraad ku soo rogtay Agaasimaha Wasaarada Gaadiidka

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Warqad qoraala oo ka soo baxay Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa dacwad loogu soo oogay Agaasimaha Wasaarada Gaadiidka Soomaaliya. Agaasimaha Wasaarada Gaadidika Dowlada Somalia ayaa amar dowlad waxaa loogu soo rogay xayiraad...

Ciidamada Dowlada oo howlgalo ka fuliyay xadka Sh.dhexe iyo Galgaduud+Sawirro

0
Ciidanka Xoogga dalka soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 24-aad ee Khaalid Binu Waliid ayaa howgal bur burin ah ka sameeyay deegaano kala qaybiya gobolada Shabeellada Dhexe iyo Galgaduud. Howlgalkaan oo ahaa mid qorshaysan...

Weight loss

- Advertisement -