Advertisement

Askar Kenyan ah oo lagu dilay weeraro qaraxyo ah oo Al-Shabaab geysteen

0
Ugu yaraan 12 qof, oo ay ku jiraan lix askari, ayaa lagu dilay laba weerar oo kala duwan oo lala xiriirinayo Urruka Al-Shabaab oo ka dhacay xeebaha iyo bariga Kenya. Booliska ayaa...

Ciidamo Booliis ah oo tababar uu uga socdo Akademiyada Booliiska+SAWIRRO

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa salaan sharaf ka qaatay cutub ka tirsan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ku waasi oo tababar uga socda Akadeemiyad Sareeye Guuto, Kaahiye ee...

Al-Shabaab oo sheegay inay xukun dil ah ku fulisay shan qof

0
Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay xukun dil ah ku fulisay shan qof oo kale oo lagu eedeeyay “basaasiin”, waxaana xukunkan uu ka dhacay deegaanka Kuunyo Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose...

Tirada Dhimashada Falastiiniyiinta oo dhaaftay 25 kun ruux.

0
GAZA (DAYNIIILE.COM)-Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa sheegtay in 178 Falastiiniyiin ah la dilay halka 293 kalena la dhaawacay 24-kii saac ee la soo dhaafay. Waxaa sii kordhaya tirada shacabka reer Gaza ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay wareegtada Magacaabista Taliyaha Ciidanka xoogga & kan Dhulka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Wareegtada lagu magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Sarreeye Guuto Axmed Aadan Cali,...

Khilaafkii Muuse Biixi iyo Mucaaradkiisa oo dib u soo laba kacleeyay

0
HARGEYSA (DAYNIIILE.COM):-Wararka laga helaayo Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in mar kale uu soo laba kacleeyay Khilaafkii u dhexeeyay Madaxweynaha Maamulka Somaliland iyo Mucaaradkiisa xukun doonka ah. Khilaafkaan ayaa waxaa dib u soo...

Golaha ammaanka Qaramada Midoobay oo maanta fadhi ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya

0
Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa maanta kulmaya, iyagoo ka wada hadlidoona xaaladda siyaasadeed, amni iyo bini’aadinimo ee Soomaliya. Golaha ammaanka ayaa sidoo kale ka dhegaysandoona madaxweynaha Soomaaliya warbixin ku saabsan xaaladihii ugu...

XOG: Warbixin ku saabsan Aabe wiilkiisa ku gowracay duleedka Muqdisho.

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Deegaanka Ceelasha biyaha waxaa ka dhacday arin qatarteeda leh kadib markii Aabe Soomaaliyeed uu gowracay wiilkiisa oo 12 jir lagu qiyaasay. Aabahaan waxaa la sheegay inay kala tageen xaaskiisii u dhashay...

Xisbiga Waddani oo sheegay in Cabdirisaaq Khaliif uu wali yahay gudddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland...

0
Xisbiga Waddani ee Somaliland ayaa sheegay in guddoomiyihii is casilay ee Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed uu wali hayo xilka guddoomiyenimo, madaama aanu goluhu wali cod ku caqbalin iscasilaadiisa. Guddoomiyaha xisbiga...

QM oo war ka soo saartay xaalad khatar ah oo ka taagan Itoobiya

0
Xafiiska isku duwidda arrimaha bani’aadinimo ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in 20 miliyan oo Itoobiyaan ah ay deg-deg ugu baahan yihiin wax ay cunaan, waxaana la soo warinayaa in macluul ay...

Weight loss

- Advertisement -