Advertisement

Xamze muxuu kala hadlay Adan Madobe iyo Cabdi-Xaashi

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo booqday Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka JFS, ayaa kulamo uu la qaatay waxa uu la wadaagay warbixinno kala duwan oo...

Madaxweyne Xasan oo Adis-ababa kula kulmay Safiirada Carabta

0
ADIS-ABABA (DAYNIILE.COM) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada Adis-ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya kula kulmay Safiirada dalalka carabta u fadhiya Dalka Itoobiya. Madaxweyne Xasan ayaa safiirada Carabta kala hadlay  arimaha Somaaliya ...

Macalinka labaad ee Kooxda Galmudug oo Saaka  Gaalkacyo u safraya saaka si uu uga...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Macalinka Labaaad ee kooxda kubada Cagta maamulka Galmudug Daa'uud Tubaal  ayaa saaka u safraya Magaalada Gaalkacyo si uu goob joog uga noqdo xafladaha ugu danbeeya ee dabaal dega kooxda. Masuuliyiin ka...

Maxkamada Danbiyada Dunida oo ka digeysa in Isra’iil weerar ka fuliso Rafax

0
GAZA (DAYNIILE.COM)-Waxaa soo badanaya baaqyada loo jeedinayo Isr'iiil ee ah ineysan weerar ku qaadin Magaalada Rafax ee Koonfurta Gaza taasoo xigta dhanka xadka Massr madaama ay tahay goobaha kaliya ee iskugu...

Saldhigyo Alshabaab ku leeyihiin duleedka Galcad oo la duqeeyay

0
GALCAD (DAYNIILE.COM)-War ka soo baxay taliska ciidamada Xooga Dalka Somalia ayaa lagu baahiyay in xalay weerar ay ku qaadeen iyaga iyo saaxiibada caalamka saldhigyo Alshabaab ku leeyihiin deegaano hoos taga Degmada...

Mareykanka oo Itoobiya kala hadlay inay ka laabtaan heshiiskii Badda ee  Somaliland

0
ADIS-ABABA (DAYNIILE.COM)-Ergayga gaarka ah ee dawladda Maraykanka u qaabilsan gobolka geeska Afrika Mike Hammer ayaa Itoobiya kala hadlay talaabadii keentay inuu khilaaf weyn soo kala dhex-galo Iyaga iyo Somalia. Masuulkaani Mareykanka ah...

Hogaamiyihii Mucaaradka Ruushka oo Xabsi ku dhex geeriyooday iyo Putin oo lagu dhaliilay

0
MOSCOW (DAYNIILE.COM)-Dalka Ruushka waxaa Xabsiga ku dhex geeriyooday Hogaamiyihii mucaradka Dalkaasi  Alexey Navalny oo  mudo ku xanuubsabaya6 halkaasi. Madaxweynaha Dowlada Maraykanka Joe Biden ayaa ka hadlay arintaan wuxuna eeda dusha uga tuuray...

Aqoon-yahan si weyn u weeraray amarada aan fulinta lahayn ee Dowlada

0
Waxaa la soo saaray Saddax Sharci: Mamnuucidda Koofiyadaha qaar, Face mask, Hubka lala raaco Bajaajka. Waa sax in la raaco sharciyada ay Dowladdu soo saarto, Weliba kuwa hayadaha Amnigu waa muhim. Dhinaca kale...

Wasiiru Dowlaha arimaha dibada Somalia oo la kulmay masuuliyiin Midowga Afrika ka tirsan+SAWIRRO

0
Wasiiru Dawlaha ahna siihayaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee XFS oo la kulmey xoghayaha guud ee aagga ganacsiga Xorta ah ee Midowga Africa ee loo yaqaano AFCTFA. Wasiiru Dawlaha ahna sii hayaha Wasiirka...

SAWIRRO: Sirdoonka Qaranka oo fashiliyay qarax lagu soo qariyay Boorso

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidanka Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay nin watay boorso walxaha qarxa lagu soo qariyay xili ay shaqa maalmeedkooda ku jireen. Degmada C/casiis ayaa lagu qabtay...

Weight loss

- Advertisement -