Advertisement

Madaxweynaha oo amray in Saraakiil Dumar ah oo wax baari kara la geeyo saldhig-yada...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa ku amray Taliska Booliiska Somalia inay  dhamaan saldhigyada geeyeen Saraakiil booliis Dumar ah. "saldhig kasta waa in la geeyaa Saraakiil Dumar ah oo wax baari...

Maamulka Somaliland oo u soo jawaabay Hay’ada duulista Rayidka

0
War qoraala oo ka soo baxay Maamulka Somaliland ee Gobolada Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya ayay kaga jawaabeen war shalay ka soo baxay Hay'ada duulista Rayidka ee Dowlada Faderaalka Soomaaliya kaasoo iyaga...

Axmed Madoobe oo maanta daah-furey shir looga hadlay Kaluumeysiga+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Dowaladda Jubaland  Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta daah furay shirka 2-aad ee golaha maamulka iyo horumarinta Kalluumaysiga oo maanta lagu qabtay Aqalka martida ee Magaalada Kismaayo. Madaxweynaha ayaa tilmaamay ahmiyada ay...

Booliiska Kenya oo baaraya dil loo geystay haweeney 78 jir ahayd

0
MIGORI (DAYNIILE.COM)-Booliiska Dalka Kenya ayaa gaaray tuulada Akoko ee hoos tagta ismaamulka Migori halkaasoo lagu dilay haweeney 78 jir ahayd magaceedana lagu sheegay Gaudensia Akumu Madanje. Wiil ayeeyo u ahayd duqda oo...

Saraakiil Somaliyed oo tababar ku qaadanaya dalka Qadar iyo Taliye Ibrahim oo booqday+SAWIRRO

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin oo wehliyo Taliyaha Ciidanka Cirka ee XDS General Maxamuud sheekh Xasan (Dable Baylood) ayaa Booqday Kulliyadaha tababarka ciidamada Dalka Qatar halkaasi oo...

Askari NISA ka tirsanaa oo dil toogasho ah lagu xukumay

0
MUQDISHIO (DAYNIILE.COM)-Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Somalia ayaa maanta dil ku xukuntay dable ka tirsan Ciidamada Nabad-sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed kaasoo sanadkii hore dilay qof shacab ahaa. Gacan ku dhiiglaha oo...

TV-ga Qaranka oo ka jawaabay eedii kaga timid Madaxweynihii hore

0
MUQDISHIO (DAYNIILE.COM)-Kadib markii shalay TV-ga Qaranka laga soo deyn waayay hadal jeeedintii madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo ah xubin baarlamaan islamarkaana ay hadal heyn badan ka abuurtay baraha bulshada ayaa...

Ciidamada Israa’iil oo rasaas ooda uga qaadeen falastiiniyiin gaajeysan oo raashin saf ugu jirey

0
Ugu yaraan hal qof ayaa dhintay toban kalana waa dhaawacmeen kadib markii ciidamada Israa’iil ay rasaas ku fureen dad Falastiiniyiin ah oo gaajaysan kuwaasoo raashin loo qeybinayay. Muuqaal ay xaqiijisay Aljazeera ayaa...

Taliyaha Milaariga Somalia oo dalka Qadar kula kula kulmay dhigiisa

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin oo casuumaad Rasmi ah ka helay dhigiisa dalka Qatar Sareeye Guud Salem Bin Hamad Al Aqeel Al Nabit, ayaa si weyn loogu...

Howlgal Ciidamada Dowladu ka sameeyeen deegaano hoos taga Gobolada Bay iyo Bakool+SAWIRRO

0
Ciidamada Xooga Dalka ayaa howlgalo ka dhan alshabaab waxay ka sameeyeen deegaano Hoosyimaada Gobalada Baay iyo Bokool ee Maamulka Koonfur-galbeed, Ciidamada howlgalka fuliyay oo ah  ururka 47-aad Ee guutada 8-aad qeybta 60-aad...

Weight loss

- Advertisement -