Advertisement

Qaraxyo waa weyn iyo dagaal toos oo laga maqlayo magaalada Muqdisho

0
Dhowr qarax oo isxigay aya caawa fiidnimadii laga maqlay inta badan magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda. Qaraxyadan ayaa markii la maqlay waxay dad badan ku abuureen cabsi iyo walaac xooggan, iyadoo la isweydiinayey...

Af Somali Maya.

0
Qiyaas, Xabsiga dhexe ee Jowhar ayaa waxaa ka banaaneyd Jago ah Taliye Xabsi, waxaa loo xilsaaray Guddi ka kooban 5 Qof oo Saddax ay aheyd Qurba joog. saraakiil hore oo badan...

RW Xamsa Cabdi Barre: “Waxa aan u diyaargarownay Ciidankii Amniga la wareegi lahaa marka...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre oo la hadlay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Tanzaaniya ayaa sheegay in Xukuumaddiisa ay diyaarisay Ciidamadii Amniga la wareegi lahaa marka la gaaro Dhammaadka December 2024...

Kumaandooska Danab oo Degmada Wala-weyn ka sameeyay talaabo ku dayasho mudan+Sawirro

0
WALA-WEYN (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Kumaandooska Danab gaar ahaaan Ururka 161-aad ayaa la soo sheegayaa inay  ka sameeyeen deegaano hoos taga Degmada Wala-weyn ee Gobolka Shabeelaha hoose  talaabo ku dayasho mudan. Ciidamadaan ayaa shacabka tuulooyinka...

MW Xasan Sheekh oo Mareykanka kala hadlay Arrin la xiriirta Cunaqabateyn Maaliyadeed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyada Maraykanka ee Arrimaha waxa loogu yeero argagixisada iyo ka hortagga maalgelintooda Brian Nelson ayaa soo bandhigay tallaabooyina dowladda...

Gudoomiye Adan Madobe oo la kumay Safiirka Imaaraadka+Sawirro

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo xalay booqday Safaraadda Dwladda Imaaraatka Carabta ee Muqdisho ayaa kulan tacsiyeyn ah la qaatay Amb. Axmed Jumca...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeyb...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeyb galay shaacinta natiijada imtixaanka fasalka 8-aad ee sanad dugsiyeedka 2022/2023 oo sanadkan ay u fadhiisatay 31,372-Arday oo...

Madaxweynaha oo u dhoofay Adis-ababa

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u safray magaalada Adis Ababa, si uu uga qeyb galo Meertada 37-aad ee shir-madaxeedka Golaha Midowga Afrika. Madaxweynaha ayaa sidoo kale gudbin doona...

Wariye Jamaal oo lagu xirey Garowe

0
GAROWE (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Sirdoonka Maamulka Puntland ayaa goor dhaweyd waxay qabteen wariye Jamaal Cismaan oo u shaqeeya Warbaahin laga leeyahay dalka Ingiriiska. Garoonka diyaaradaha Garowe ayaa laga qabtay wariyaha lama oga inuu Taransit...

Weight loss

- Advertisement -