Advertisement

C/raxman C/shukuur muxuu ka yiri xiisada ka taagan xaruntii Dab-damiska

0
Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur Warsame ayaa ka hadlay xiisada u dhexeysa Taliska Booliiska iyo shacabka ku dhaqann Xaruntii Dam-damiska ee Magaalada Muqdisho kadib markii Dowladu amartay in shacabku ka guuraan halkaasi. Xildhihaanka ayaa...

Maxay ka wada hadleen Adan Madobe iyo Maxamuud Macalin

0
Muqdisho, April 19, 2024: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Xafiiskiisa Villa Hargeysa ku qaabilay, Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim...

Qaxooti reer Kaakuma ah oo Maanta loo qaadayo Dalka Canada

0
Wararka laga hega helaayo Xerada qacootiga Kaakuma ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in Qaxooti u badan Soomaali maanta loo qaadayo Dalka Canada. Dadkaan mudo sugaayay in codsi ay dirsadeen loo fuliyo ayaa...

Dowlada Somalia oo ka hadashay Heli-copterka ku burburtay Kenya

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay Madaxweynaha, ciidamada qaranka iyo shacabka Jamhuuriyadda Kenya kadib shil diyaaradeed oo saraakiil ay ku dhinteen. Dowlada Somalia waxay si gaar ah uga tacsiyeyneysaa...

Howlgal ay fuliyeen ciidaamda Dowlada oo lagu soo qabtay Alshabaab

0
Cidanka kumaandooska Danab, ururka 162aad iyo cidanka nabad sugida Jubbaland Guutada Gurmad Qaran ayaa khawaarijta jab xooggan ku gadhsiyay degaanada ku teedsan Webiga jubba, sida Jiimay, Bangeeni iyo Bandar jadiid oo...

Taliyaha Booliiska oo Casho sharaf u sameeyay Sarkaakiil Turki ah +SAWIRRO

0
Taliye Ciidanka Boliiska S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa Caawa Magalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Casho Sharaf Sagootin ah ugu sameeyay Madaxa Xiriirka Dibada ee Ciidanka Boliiska Turkiga Mudane Gรถkhan DEMIRTOLA iyo...

Heli-copter laga leeyahay Kenya oo burburtay iyo Jenaraal ku geeriyooday+SAWIRRO

0
ย Diyaarad helicopter oo ah tan ciidanka KDF ayaa kuburburtey Deegaanka Sidar oo ku yaala galbeedka Pokot ee dalka Kenya. 9-ruux ayaa ku safrayey diyaaradan oo uu kamid ahaaย  General Francis Ogolo, Dhammaantod-na...

Muxuu ku saabsan yahay shirka uu maanta furay Ra’iisulwasaare xigeenka+SAWIRRO

0
Raโ€™iisul Wasaare ku xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa furay shirka saddex biloodlaha ah ee Madasha isku xirka hawlaha ka hortagga iyo la dagaallanka afkaarta xagjirka ah ee rabshadaha wadata,...

Lafta-gareen oo Nairobi kula kulmay Safiirka Denmark

0
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Safar Shaqa ku jooga Magaalada Narobia ee Dalka kenya ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowlada Denmark ufadhiya Soomaaliya Steen Sonne. Madaxweyne Laftagareen...

Saddaxdaan Tuug kee u Dambi badan? .

0
1. Nin Kitaab Qur'aan ka xaday Masjidka, kadibna ku Akhristay Gurigiisa. 2. Nin Deiska Lacag ka xaday kadibna Lacagtii ku darsaday Masjid la dhisaa. 3. Nin Lacag ka soo Xaday Masjidka kadibna, u...

Weight loss

- Advertisement -