Advertisement

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo qaabilay orodyahan guul usoo hooyay Dalka+SAWIRRO

0
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Cabdullaahi Jaamac Maxamed oo ah Orodyahan Soomaaliyeed oo guul ka soo hooyey, billad qalin ah na...

Musiibadii Soomaaliya dadka ku dishay sanadkii hore oo saynisyahanno sheegeen halka ay ku dambeysay

0
                            =XIGASHO BBC-SOMALI= Dhacdadii cimilo ee aadka u xooganeed ee Elnino oo sida dhacdooyinka kale ee isbadalka cimilada saameyn...

Abaandulaha Qeybta 43aad ee ciidanka dhulka oo booqday Balad-xaawo+SAWIRRO

0
BALAD-XAAWO (DAYNIILE.COM)-Degmada Balad Xaawo ee Gobalka Gedo waxaa soo gaaray Wafdi uu hoogaaminayo Abaandulaha Qeybta 43aad ee ciidanka dhulka Xoogga dalka Soomaaliya. Sarkaalkaan ayaa u yimid si uu ugu kuur galo xaalada...

Madaxweyne Xasan oo isugu yeeray Shir isugu yeeray Golaha Wadatashiga Qaran

0
Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir isgu yeeray Golaha Wadatashiga Qaran oo ay iskula jiraan Hogaanka Dowlada Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada Soomaaliya. Shirkaan ayaa lagu casuumay Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Soomaaliya wuxuu...

Fanaanada Ugbaad Aragsan oo goor dhaw Xabsiga loo taxaabay

0
HARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Booliiska Maamulka Somaliland ayaa goor dhaw xabsiga u taxaabay fannaanada caanka ah ee Ugbaad Aragsan. Wararka horu dhaca ah ee laga helaayo ujeedka xariga ayaa sheegaya inay qaaday hees lagu...

Wasiirka cusub ee arimaha gudaha oo xilka la wareegay+,SAWIRRO

0
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Salah Jama, ayaa xilalka uu kula wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mudane Cali Yuusuf Cali Xoosh iyo...

Hay’adda WFP oo joojisay lacag ay siin jirtay qaxootiga Dha-dhaab

0
Hayada WFP ayaa sheegtey in bishan ay ugu dambeyso Bamba Chakula oo aheeyd guno lacag ah oo ruux walbo 530 ksh la siin jirey bil walba. Warbixita WFP ayaa sidoo kale sheegtey...

Maxaa ka jira in Ciidamadii Puntland soo baneeyeen furimihi Dagaalka ee Gobolka Sool

0
LAAS-CAANOOD (DAYNIILE.COM)-Waxaa maanta soo baxay warar sheegaya in Ciidamadii Maamulka Puntland ee garabka siinayay kuwa SSC Khaatumo ay ka soo baxeen furimaha dagaalka ee Gobolka Sool . Baraha Bulshada waxaa saaka aad...

Israa’iil oo weerar ku ah Iiraan

0
Milatariga Israa'iil ayaa gabi ahaanba diiday waan waantii dunida taasoo ahayd inaysan ka jawaabin weerarkii Iiran kaga yimid maalin ka hor. Saraakiisha Milatariga Isra'iil waxay Iiran ugu hanjabeen inay cawaaqib xun la...

Muxuu yahay shirka asbuuca soconaya ee Wasiirka Maaliyadu kaga qeybgalaayo USA+SAWIRRO

0
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC, halkaas oo lagu qabanayo shirka xiliga guga (Lix biloodlaha) ee IMF iyo Banginga...

Weight loss

- Advertisement -