Advertisement

Alshabaab maanta isku soo dhiibay guutada 14-ka Oktober

0
Maxamed Nuur Aadan oo 6-dii Sano ee la soo dhaafay kamid ahaa Khawaarijta ayaa maanta isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga, gaar ahaan Guutada 14-ka October. 2017 ayuu Khawaarijta kaga biiray degmada Buur-hakaba...

Duqa Muqdisho oo damanaad qaaday nolosha Caruurtii ay ka geeriyootay hooyadii ninkeedu gubay+Sawirro

0
MUQDISHO, 03 February 2024: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenada Amniga & Siyaasadda, Arrimaha Bulshada, Taliyeyaasha Booliska iyo Nabadsugida Gobolka...

Nin dil ka gaystay Degmada Waabari oo gacanta lagu soo dhigay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Saldhiga Booliiska  Degmada  Waaberi Magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane dil ka geystay degmadaasi. Wark  ka soo baxay Taliska Qeybta Guud Boliiska G.Banaadir maanta ayay sidoo  kale ku...

Taliye Macalin Mahdi ” Gacan ku dhiiglaha iyo intii garab siisayba waan soo qabaneyna...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliyaha Booliiska Gobolkw Banaadir Macalin Mahdi iyo duqa Muqdisho ayaa maanta usoo tacsiyeeyay Qoyskii ay ka dhalatay Luul C/casiis oo shalay u geeriyootay dhaawac ka soo gaaray kadib markii ninkeedu...

Wasiir Fiqi oo sharaxaad ka bixiyayHindise -Sharciyeedka Dad-dhigista+Sawirro

0
Muqdisho, Febraayo,3-2024: Kalfadhiga 4aad kulankiisa 14aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS ayaa maanta oo Sabti ah waxaa shir guddoominayay Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshirow. Kulanka ayaa ajandihiisu ahaa. 1)...

Gudoomiye Adan Madoobe oo ku amray Taliyayaasha ugu sareeya in la soo qabto ninka...

0
Muqdisho, Febraayo 03, 2024: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka-Sida ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Guddoomiye Sheekh Aadan ayaa...

Tahriibayaal Soomaali ay ku jiraan oo xaalad adag ay ku heysato garoonka diyaaradahaMadrid

0
MADRID (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Magaalada Madrid ee Caasimada Dalka Spain ayaa sheegaya in xaalad adag ay ku iiraan Tahriibayaal ay Soomaali ka mid yihiin. Dadka tahriibayaasha ah oo u dhashay dalal Afrika...

Sirdoonka Qaranka oo Muqdisho ku qabtay Sarkaal sare oo Alshabaab ka tirsan

0
Ciidamada Nabad Sugidda Iyo Sirdoonka Qaranka ayaa magalaada Muqdisho ku qabtay Horjooge Muxiyadiin Cabdisalaan Maxamuud (Muxiyadiin Daqare) oo ka tirsanaa Khawaarijta, haddana ka mid ahaa gacanyarayaasha Horjooge Axmed Diiriye. Horjoogahan oo si...

Lafta-gareen oo kormeeray kontoroolada laga ilaaliyo Amniga Baydhabo +SAWIRRO

0
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Kormeeray baraha kontorool ee laga ilaaliyo Amniga Magaalada Baydhabo isagoo Ciidamada ku sugan halkaas kula dardaarmay in ay xoojiyaan Sugidda Amniga iyo...

Xildhibaanada oo maanta ka dooday kiiska Hooyada la gubay

0
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta kulankii ay yeesheen waxay kaga doodeen kiiska ganadhii la gubay iyadoo xildhibaanada badankood soo jeediyeen in sharciga la hor keeno gacan ku dhiiglaha. Xildhibaan Cali Xaaji ayaa...

Weight loss

- Advertisement -