Advertisement

Muxuu ku saabsan yahay shirka Nairobi ee lagu casuumay Madaxweyne Xasan

0
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Xarunta QM ee Magaalada Nairobi waxaa ka furmay meertadii 6aad ee wakiilada Joogtada ah oo sanadkaan looga hadli doono Arrimaha Deegaanka. Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Kenya Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa maanta...

Jabhadda buurta Gacan-libaax oo maanta dilay 9 nin oo ka tirsan booliska jamhuuriyadda...

0
Jabhadda buurta Gacan-libaax ayaa maanta dilay 9 nin oo ka tirsan booliska jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland. Jabhadda ayaa sidoo kale maanta dhaawacay 17 kale oo ka tirsan ciidanka dawladda...

QM iyo Dowlada oo qiimeyn ku sameynaya saamayntii ka dhalatay roobabka El-nino+SAWIRRO

0
Dowlada Faderaalka Soomaaliya iyo Hay'ada Qaramada Midoobe ayaa isla gartay in qiimeyn lagu sameeyo saamayntii ka dhalatay roobabka El-nino ee dhammaadkii sanadkii tagay. Go'aankaan waxaa looga dhawaaqay kulan  ay Maanta yeesheen Gudoomiyaha...

Senator Dubbe “Madaxweynihii Tuute ayuu xirtay, Xildhibaannadii Qaaci ayey tumanaayaan oo Xamar bey joogaan

0
Senator Cusmaan Abakor Dubbe oo maanta ka hadlay fadhiga Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qaar ka mid ah Xildhibaannada iyo madaxda dalka ugu baaqay in ay dagaalka qeyb...

Mareykanka oo sheegtay inay ka hor tageen gantaalo ka yimid dhanka Xuutiyiinta

0
War ay Dowlada Mareykanku shaacisay ayay ku sheegatay inay ka hor tageen weeraro ay qorshaynayeen kooxda dagaalamayaasha Xuutiyiinta Yemen. Taliska Milatariga Marekanka waxay tilmaameen inay soo rideen ama bur buriyeen dhowr diyaaradaha...

Weriye Maxamed Ibraahim Bulbul oo maalin labaad u xiran hay’adaha amniga ee dowladda Soomaaliya

0
Weriye Maxamed Ibraahim Bulbul oo kamid weriyayaasha magaalada Muqdisho, ayaa maalintii labaad u xiran Dowladda federalka, waxaana xarigiisa cambaareeyay ururada udooda xuquuqda saxaafadda Soomaaliya. Rag ku hubeysan bastoolado oo la sheegay in...

Nairobi oo lagu qabanayo shir deegaanka looga hadlayo iyo Madaxweyne Xasan oo ka qeygalaya

0
Muqdisho, 24 February 2024: Shirweynaha 6-aad ee ururka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha degaanka ayaa lagu wadaa inuu toddobaadkan ka dhaco magaalada Nairobi ee dalka Kenya. In ka badan 100 hoggaamiyeyaasha caalamka...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa  xafiiskiisa maanta ku qaabilay Safiirka dalka Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Maxamed Ibrahim Yuusuf. Guddoomiyaha ayaa safiirka kala hadlay xoojinta  xiriirka...

Maxkamada Galmudug oo toogasho ku xukuntay kooxihii dilay Macalin iyo dhaqtar isla dhashay

0
Maxkamada Maamul Goboleedka Galmudug ayaa maanta dil ku xukuntay kooxihii nafta dhaafiyeen Macalin iyo dhaqtar isla dhashay oo bilo ka hor lagu dilay duleedka Dhuusa-mareeb. Kooxaha dilka fuliyay oo sedex ahaa waxaa...

Faahfaahinta Ciidamada dowladda oo la wareegay Ceelbuur howlgalna ka wada gudaha Magaalada

0
Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo kaashanaya Ciidamada hubeysan ee degaanka ayaa si rasmi ah gacanta ugu dhigay Degmada Qadiimiga ah Ee Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo dhowrkii sano ee la soo...

Weight loss

- Advertisement -