Advertisement

Israa’iil oo weerar ku ah Iiraan

0
Milatariga Israa'iil ayaa gabi ahaanba diiday waan waantii dunida taasoo ahayd inaysan ka jawaabin weerarkii Iiran kaga yimid maalin ka hor. Saraakiisha Milatariga Isra'iil waxay Iiran ugu hanjabeen inay cawaaqib xun la...

Muxuu yahay shirka asbuuca soconaya ee Wasiirka Maaliyadu kaga qeybgalaayo USA+SAWIRRO

0
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC, halkaas oo lagu qabanayo shirka xiliga guga (Lix biloodlaha) ee IMF iyo Banginga...

‘Qalbiga xanuun ayaan ka dareemayaa’: Hooyo Shamso oo wiilkeedii labaad looga dilay Canada

0
                          =XIGASHO BBC SOMALI= Maalmihii lasoo dhaafay dilal kala duwan ayaa laga diiwan geliyay dalka Canada kuwaas oo ka kala...

Madaxweynaha oo la hadlay Ciidamo furimaha dagaalka ku sii jeeda+SAWIRRO

0
Muqdisho, Abriil 15, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay dugsiyada tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ee Jeneraal Dhaga-badan, TurkSom iyo Jeneraal Daa’uud, halkaas oo ay...

Sh.Cali Wajiis oo ka hadlay warkii Maamulka Puntland

0
Sheekh Cali Wajiis oo ka mida Culumada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay hadal maanta ka soo baxay Wasiirka Warfaafinta Puntland kaasoo uu ku sheegay in Shiikhu uu fatwooday in Dowladu ku duusho...

Wasiirka cusub ee Amniga oo xilka lagu wareejiyay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay munaasabad uu xilka Kula wareegaayay Wasiirka cusub ee Wasaarada Amniga Sanatar Fartaag. Munaasabada waxaa ka soo qeybgalay masuuliyiin uu ka mid yahay Ra'iisulwasaare xigeenka Saalax...

Wararkii ugu danbeeyay Israa’il,Falastiin iyo Iiran

0
Golaha wasiirada dagaalka ee Israa'iil ayaa dib u shiray maanta iyagoo ka doodaya sidii looga jawaabi lahaa weerarkii tooska ahaa ee abid ay Iran ku qaado cadawgeeda soo jireenka ah. Ciidamada Israa’iil...

DAAWO: Maxaa ka jira in Somaliland weerar ku tahay SSC Khaatumo

0
Waxaa lagu faafiyay baraha bulshada muuqaal muujinaya ciidamo badan oo ka tirsan Milatariga Maamulka Somaliland kuwaasoo wata gaadiid xamuul. Mid ka mida Ciidamada oo hadlaya ayaa waxaa ereyadiisa ku jira inay duulaan...

Maamulka Puntland oo maanta dil toogasho ah ku fuliyay nin hore dil u geystay+SAWIRRO

0
GAALKACYO (DAYNIILE.COM)-Maxkamada Magaalada Gaalkacyo ee Maamulka Puntland ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisay nin hore dil usoo geystay. Eedeysanaha la toogtay oo lagu magacaabi jirey Maxamed Abshir Cabdulaahi ayaa  horay u...

Booliiska SSC Khaatumo oo gacanta ku soo dhigay burcad hubeysan

0
Ciidanka Police ka SSC-Khaatumo ayaa gacanta ku dhigay eedaysane Maxamed Cabdi Xirsi oo ay Ciidanku ku soo qabteen isaga oo hubaysan,isla markaana dad shacaba ka dhacayay Mobile da gacanta , isla...

Weight loss

- Advertisement -