Advertisement

Xildhibaano Maanta ku dhawaaqay Kutlo mucaarad ku ah Dowlada

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Baarlamaanka kaga dhawaaqay Kutlo ay ku mideysan yihiin islamarkaana mucaarad ku ah siyaasada Madaxweyne Xasan Sheekh. "Waxaan Golaha shacabka hortiisa kaga dhawaaqeynaa magaca...

Xildhibaan Kulane Jiis oo weerarka afka ah ku qaaday Madaxweyne Xasan.

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Xildhibaan C/llaahi Kulane Jiis oo ka soo jeeda Gobolka Geddo islamarkaana ka mida ah Kooxda Nabad iyo Nolol ayaa maanta saxaafada kula hadlay Muqdisho isagoo si kulul weerar afka ah...

Askar ka mida Booliis Milataariyada oo shaqada laga eryay +SAWIRRO

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Waxaa Maanta askarta hortooda shaqada looga eryay laba askari oo ka tirsanaa Ciidamada Xasilinta Xamar ee Booliis-Milatyaariya. Labadaan asakri waxaa shaararka ciidamada looga siibay Ciidamadii ay ka tirsanaayeen hortooda iyadoo waliba...

Ra’iisulwasaaraha oo xariga ka jaray dhismaha Wasaaradda Caafimaadka Jubaland+SAWIRRO

0
Kismaayo, Nofeembar 27, 2023; Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam , ayaa xarigga ka jaray dhismaha xarunta cusub...

Dhaqaatiir Talyaani ah oo Muqdisho ka fuliyay baaritaano iyo daweyn oo maanta loo sameeyay...

0
Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamud Guure ayaa shir guddoomiyay kulan isugu jiray sagootin iyo bogaadin loo sameeyay dhaaqaatir sar sare oo ka socota dalka Talyaaniga kuwaas...

Ra’iisulwasare Xamze oo maanta booqday Isbitaalka Kismaayo+SAWIRRO

0
Kismaayo, Nofeembar 27, 2023; Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Isbitaalka guud ee magaalada Kismaayo. Waxa uu Ra’iisul Wasaaruhu warbixinno ku saabsan xaaladaha...

Maxkamada Ciidamada oo xukuntay Askari hore dil u gaystay

0
Dable Boolis Cabdi Kaafi Nuur Yuusuf ayaa loo soo xiray dil bareer ah u geystay marxuum Cali Cabdi Cali falkaas oo kadhacay xaafadda Macalim Nuur ee degmada Dharkeenley Shantii bishii September...

Guddoomiyaha Gobolka Sh.Hoose oo ka hadlay iska hor imaadkii dhex maray iyaga iyo Booliiska...

0
Waxaa shalay Iska hor imaad hubeysan uu dhex maray ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed ee jagboyntiga ku leh deegaanka Jaziira iyo Ciidamada Booliiska Gobolka Banaadir kaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac ah. Guddoomiyaha Maamulka...

Shan arrin oo lagu diidan yahay qorshaha Xasan Sheekh, iyo waxa ka dhalan kara

0
Dr Afyare Cabdi Cilmi Role,Barafasoor cilmibaaris, Jaamacadda City Muqdisho Maalmaha soo socda waxaa la filayaa in baarlamaanka loo keeno heshiisyada Golaha Wadatashiga Qaranka (GWQ) iyo cutubyo ka mid ah dastuurka oo...

Al-Shabaab oo soo dhoobtay wadada xiriirisa Qalimow iyo Balcad iyo Hirshabelle oo ka hadashay

0
Jowhar (dayniiile.com)- Wasiiru Dowladha Ganacsiga iyo Warshadaha Cali Cusmaan Ibraahim (C.Ciid) Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa daboolka ka qaaday in Alshabaab badan soo dhoobteen wadada xiririsa Degmooyinka Balcad iyo Qalimow islamarkaana ay...

Weight loss

- Advertisement -