Advertisement

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo dhawaan dalka dib uga soo Labtay...

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed oo dhawaan dalka dib uga soo Labtay ayaa kulan wada tashi ah la qaatay qaar ka mid ah Xildhibaannada golaha shacabka,waxayna ka wada hadleen...

Riyad Mahrez oo ku biiray Al-Ahli ka dib markii uu soo waqtigiisii ​​xirfadiisa Man...

0
Riyad Mahrez Waxa uu ka tagay City isagoo ku guuleystay afar horyaal oo Premier League ah Riyad Mahrez ayaa xaqiijiyay inuu ka tagayo Manchester City isagoo 30 milyan ginni ugu wareegay Al-Ahli,...

khud-booyin laga jeediyay banaan-baxa lagu taageersan yahay heshiiska Turkey iyo Somalia+SAWIRRO

0
Waxaa Magaalada Muqdisho ka socda Banaan-bax weyn oo lagu taageersan yahay heshiskii dhanka amniha ee dhex maray Dowladaha Somalia iyo Turkey kaasoo dhigaya in Badda Somalia la difaaco. masuuliyiin Dowlada ka tirsan...

Shir looga hadlayo Qorshaha ka jawaabista baahiyaha bini’adamnimo oo maanta Muqdisho lagu qabtay+SAWIRRO

0
Shir looga hadlayo Qorshaha ka jawaabista baahiyaha bini’adamnimo oo maanta Muqdisho lagu qabtay Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Md, Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta furay shir looga hadlayo Qorshaha ka jawaabista baahiyaha...

Madaafiic Alshabaab ku garaaceen Camaara oo sababay dhimasho iyo dhaawac

0
CAMAARA (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Degmada Camaara ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in  xalay kooxda Alshabaab  halkaasi madaafic ku soo garaaceen. Weerarkaan madaafiicda oo ahaa Hoobiyayaal ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac markii mid...

Cali Jeyte oo Xil loo magacaabay

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Wareegto maanta ka soo baxday Xafiiska  Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xil loogu magacaabay siyaasiga Cali Jeyte Cusmaan. Madaxweyne Xasan wuxuu Cali Jeyte Cismaan u magacaabey U Qeybsanaha Xafiiska Madaxweynaha...

Qarax ka dhacay Deked ku taalla Galbeedka dalka Turkiga

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ka dhacay Bakhaar ku dhow Dekedda magaalladda Derince oo Bariga kaga toosan magaalladda Ganacsiga ee Istanbul. Ilaa 4 qof oo ku sugnaa Bakhaar ay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabiley Hoggaamiyaha Maamulka KMG SSC.+Sawirro

0
Muqdisho, Oktoobar 07, 2023: Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha KMG ah ee SSC Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye). Ra'iisul Wasaaraha ayaa ka dhageystay...

Madaxweynaha Galmudug oo booqday Qoyska uu ka baxay Mujaahid Axmed Fiiqane+Sawirro

0
Dhuusamarreeb, 24-09-2023:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa booqdaygurigii uu ka baxay Mujaahid Axmed Fiiqane Shiikh Maxamuud oo ahaa halyeey geesi ah oo kahor tagay naftii hallige doonayay inuu isku...

Nasashada Jimcaha. iyo Sheeko Cajiiba

0
Qore: Yahya Amir Nasashada Jimcaha. Q-406  1. Wadanka Australia ayaa Ardaydii waxa ay bilaabeen in ay ka soo daahaan Fasalada. Sharciga Dalkuna ma ogolo in Ardayga la garaaco, lamana eryi karo. Waxaa...

Weight loss

- Advertisement -