Advertisement

Maxay tahay ‘daawada ragga’ ee ay soo saartay gabadhaan Soomaaliyeed iyo waxa dhaqaatiirtu ka...

0
=XIGASHO BBC SOMALI=        =XIGASHO BBC SOMALI=       Hibaaq Cabdullahi Maxamed oo ah gabar da'yar oo ku nool magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in hal abuur cusub oo ay la...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Saraakiisha kala hadlay Amniga iyo Howlgalka dagaalka Al-shabaab+SAWIRRO

0
Muqdisho, Nofeembar 16, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Saraakiisha iyo Taliyeyaasha Ciidamada oo uu kala hadlay...

Mudo kordhin loo sameeyay Ciidamada ATMIS wajiga 2-aad ee dagaalka Alshabaab dartiis

0
New Yor (dayniiile.com)-Hasy’ada Qaranada Midoobe ayaa mudo kordhin u sameysay Ciidamada Mudowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya kuwaasoo ku howlgala magaca ATMIS xli waqtigii hore gabaabsi ka yahay islamarkaana horaanta 2024...

Xiliga uu furmaayo kalfadhiga 4-aad oo la shaaciyay+SAWIRRO

0
Muqdisho, November 16, 2023: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliso Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar,...

Shirkadda Dalkom, oo Somalia ku matalaysa Shirka Caalamiga ah ee Isgaarsiinta ee Africa Tech...

0
  Shirkadda Dalkom, oo SOMALIA ku matalaysa Shirka Caalamiga ah ee Arrimaha Isgaarsiinta ee Africa Tech Festival 2023 oo Sanadkani ay ka qeybgalayaan 15,000 oo ergo ka kala timid Daafaha Dunida, ayaa...

Erdogan “Isra’iil waa argagaxiso danbiya dagaalkana ka gaystay Gaza”

0
ANKARA (DAYNIIILE.COM)-Madaxweynaha Dalka  Turkiga Tayyip Erdogan ayaa si cad u sheegay  isra'iil yihiin argagaxiso danbiya dagaalkana ka gaystay Gaza. Erdogan wuxuu intaasi ku daray in Yuhuudu ku xadgudbeen sharciga caalamiga ah islamarkaana...

DAAWO VIDEO: Haween la sheegay inay qabaan Xubno ka tirsan Al-shabaab oo maanta maxkamada...

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Xaasaska Xubno Ka mida dagaalamayaasha  Alshabaab ayaa maanta la soo taagay Maxkamada Ciidamada qalbka sida ee Soomaaliya. Maxkanda ayaa dhageysatay dacwad loo heysto shabakad isku xiran oo la sheegay inay qaabilsanaayeen...

Mucaaradka Isra’iil oo sabab u yeelay is casilaad looga fadhiyo Netanyahu

0
Tella Aviv (dayniiile.com)-Hoggaamiyaha mucaaradka Israa’iil Yair Lapid ku eedeeyay raysal wasaare Benjamin Netanyahu inuu si xun u maareeyay dagaalka Xamas ay ku qaadeen. Siyaasigaan Mucaaradka ah wuxuu ugu baaqay Netanyahu inuu is...

Isra’iil oo soo bandhigtay sawirada askar kaga dhimatay dagaalka Gaza

0
Tella Aviv (dayniiile.com)-Taliska Ciidamada Milatariga Israa’iil ayaa soo bandhigay sawirada 2 askari oo ay sheegeen inay kaga dhigteen dagaalada ugu danbeeya ee ka dhacay Gaza ee dhanka dhulka ah. Sidoo kale waxay...

DAAWO VIDEO: Dowlada Somalia oo mucaawino u dirtay Baardheere

0
Baardheere (dayniiile.com)-Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa maanta u dirtay mucaawino shacabka ku dhaqan Magaalada Baardheere Gobolka Geddo ee Maamulka Juballand. Magaaladaan oo inteeda badan ay biyaha roobku harqiyeen ayaa ka mida degmooyinka ay...

Weight loss

- Advertisement -