Advertisement

Danjirre Tarsan ” Safiirka la igu badalaayo wali maaha qof aan aqaan

0
Nairobi (dayniiile.com)-Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya Maxamud Axmed Nuur Tarsan ayaa si cad u sheegay inuu shaqada ka tagayo islamarkaana Safiir kale Dowladu dhawaan soo magacaab doonto. Danjirre Tarsan wuxuu xusay...

Qaramada Midoobe oo mar kale ku baaqday xabad joojin bini’aadantinimo

0
Hay’ada Qaramada Midoobe ayaa mar kale soo saartay war qoraa ah oo ay ku baaqayaan xabad joojin bini’aadantanimo xili hore dhowr mar loogu fashilmay. Hay’adaha hoos taga Qaramada Midoobe sida UNICEF, WHO,...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo ganacsatada kala hadlay arimaha roobka

0
Muqdisho, 6 Nofeembar 2023--Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan deg deg ah la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed, kaas oo looga jawaabayo dhibaatooyinka ay sababeen roobabka dayrta...

Hormuud oo balan qaaday bixinta sanad qarashka shidaal ee Isbitaalka Banaadir

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa balan qaad waxqabad u sameysay isbitaalka Hooyada iyo dhalaaka ee Banaadir. Madaxa Fulinta  Hormuud Axmed Maxamuud Yuusuf oo ka mida masuuliyiinta shirkada Hurmood ayaa u  ballan-qaadday Isbitaalka...

Xukunka dilkii ka bilowday danaano

0
Cabdulaahi Cabdi Mustaf ayaa lagu soo eedeeyay dil bareer ah uu u geystay Dable Boolis Cabdikariin Ibraahin Cali (Awdaango) halka Dable Boolis Daahir Cabdi Mustaf losoo xiray gacansiin danbi ka dib...

Roobab badalay muuqaalka Baydhab oo ka da’ay magaaladaasi

0
Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur galbeed oo uu xalay ka da'ay roob mahiigaan ah oo daadad xooggan dhaliyey ayaa sababay in ay kala go'aan xaafadaha Magaalada. Daadad ka soo...

Macawisley aagag cusub ka saartay Alshabaab+Sawirro

0
Ciidamada dib u xoreynta deegaanka ee loo yaqaan Macawisleyda ayaa la soo sheegayaa inay saacadihii ugu danbeeyay howlgalo ka sameeyeen xadka Gobolada Shabeelaha dhexe iyo Galgaduud. Ciidamadaan oo qaarkood fariisimo ku leh...

Marinka Gaza oo caawa xaalad adag ku jira

0
Gaza (dayniiile.com)-Waxaa Caawa duqeymo xad ka bax lagu garaacayaa Marinkla Gaza gaar ahaan dhanka Waqooyi ee Magaaladaasi. TV-ga Al-Jazeera ayaa xiligaan tabinaya sida banooniga duqeymaha arxan darada ah ee caawa Yuhuudu ku...

Beesha Cayr oo balan qaaday inay soo qaban doonaan kuwii dilka ka gaytay dhuusa-mareeb

0
Dhuusa-mareeb (dayniiile.com)-Odayaal u dhashay beesha Cayr ayaa maanta kulan ay yeesheen waxay kaga hadleen dil dhawaan Magaalada Dhuusa-mareeb loogu gaystay laba nin oo ganacsato ahaa. Odayaashaan oo Beesha Ceyr ka sii ah...

Wasiiru Dowlaha Amniga oo maanta furey kulan wadatashi ah oo ku saabsan ka talo...

0
Wasiiru Dowlaha Amniga XFS Mudane Maxamed Cali Xagaa, ayaa maanta si rasmi ah Muqdisho uga furay kulan wadatashi ah oo ku saabsan ka talo bixinta Xeer-nidaamiyayaasha lagu dhaqayo sharciyada dhaqangalka ah...

Weight loss

- Advertisement -