Advertisement

Boqol ruux iyo Lamaanayaashii oo ku dhintay Xafladii Arooskooda.

0
Baqdad (dayniiile.com- Wadanka Ciraaq Xaflad Aroos ayaa mar kaliya isu badashay goob murugo,oohin iyo tacsi markii uu dab ka kacay. Wararka ka soo baxay xaflada aroos ayaa lagu sheegay inay dhinteen dad...

Xoolo dhaqato Somali Kenyan ah oo la la’yahay

0
Lamu (dayniiile.com)-Wararka laga Helaayo Is-maamulka Lamu ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in la waayay xoolo dhaqato Somali Kenyan ah kuwaasoo markii ugu danbeysay xoolo ku daajinayay duurka Lamu. Dadkaan oo tiradooda lagu...

Mas’uul reer Dhuusa-Mareeb ah oo beeniyay inay qabiil ahaayeen Al-shabaabkii lagu dilay laguna soo...

0
huusa-mareeb (dayniiile.com)-Gudoomiyaha Dhalinyarada Magaalada Dhuusa-mareeb Calas Cabdi-Nuur Barre ayaa si weyn u beeniyay wararka sheegaya in ragii shalay lagu dilay laguna soo qabtay deegaanka Bulucle ay qabiil ahaayeen. Masuulkaan ayaa sheegay in...

Ciidamada Dowlada ee aaga Bulacle oo soo bandhigay meydka Dagaalame Alshabaab ah iyo mid...

0
Ciidanka deegaanka ee ka howlgala aagga deegaanka Bulacle ee gobolka Galgaduud ayaa maanta soo afjaray koox Khawaarij ah, iyagoo dilay seddax dhagarqabe, mid kalena nolosha ku qabtay, sidoo kale Mooto FEKON...

Madaxweyne Cali Guud-laawe oo Deeq Xoolo Nool ah gaarsiiyay furimaha Dagaalka Mahadaay+Sawirro

0
Cali-fooldheere: 26, Sabteembar, 2023: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo wada abaabul ka dhan ah Kooxda Khawaarijta alshabaab ayaa maanta booqasho iyo kormeer dhiirigelin ah ugu tagay Ciidanka Xooga...

Kismaayo: Gabdho jir dil u gaysteen Wiil ay Guri ku balansadeen +Sawirro

0
Kismaayo (dayniiile.com)-Sida uu saxaafada la wadaagay Sarkaal a tirsan Booliiska Dowlad Goboleedka Jubaland waxay soo qabteen gabdho iyo wiilal ku eedeysan inay garaaceen wiil reer Kismaayo ah islamarkaana video ka duubeen. Labada...

Milatariga Soomaaliya oo si wadaniyad leh uga hor-tagay kibirka Dhigooda Itoobiya

0
Wararka laga helaayo Magaalada Dooloow ee Gobolka Geddo  ayaa sheegaya in halkaasi ay maanta isku farasaareen ciidamada Milatariga Dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya xili Ciiamada Itoobiya ku joogaan Ciida Soomaaliya magaca ATMIS. Ciidamada...

17 jir sahan u ahaa Al-shabaab oo lagu qabtay Xarardheere

0
Xarardheere (dayniiile.com)- Ciidamada Milatariga Dowlada Soomaaliya ee ku sugan Magaalada Xarar-dheere ee Gobolka Mudug ayaa gacanta ku dhigay 17 jir ka tirsan dagaalyahanada Alshabaab. Wiilkaan aadka u yar ayaa qirtay inuu sahan...

Xuska maalinta Dhalashada Nabigeena Maxamed NNKH darteed oo berito la fasaxay Shaqaalaha Dowlada

0
Qoraal ka soo baxay Wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu fasaxay shaqaalaha Dowlda guud ahaan sabab la xiriirta Xuska Dhalashada Nabigeena NNKH Maxamed Bin C/llaahi Bin Cabdi-Mudalib. Berito oo...

Ciidamada Dowlada iyo Alshabaab oo Saaka isku hor-fadhiya deegaanka Ciid-ciidka.

0
Mahadaay(dayniiile.com)-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa macawisleyda oo isku saf ah iyo Al-shabaab ayaa la soo sheegayaa inay saaka isku hor fadhiyaan aaga deegaanka Ciid-Ciidka oo hoos taga Magaalada Mahadaay ee...

Weight loss

- Advertisement -