Advertisement

Dowlada Kenya oo shaacisay inay Alshabaab badan ku laayeen howlgal laga sameeyay Magaalada Gaarisa.

0
Dowlada Kenya ayaa  warbaahinta u sheegtay in Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Booliiskana ah ay  howlgal qorsheysan ka fuliyeen Magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari. Dowlada Kenya waxay xustay inay...

Mareykanka oo Malaayiin Dooolar dul dhigay Saraakiil hor leh oo Al-shabaab ka tirasan (Magacyadooda)

0
War ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Africocm ayaa lagu faafiyay magacyada laba Sarkaal oo Alshabaab ka tirsan kuwaasoo oo ay malaayiin Doolar dul dhigeen. Labada nin oo kala ah Maxamed C/qaadir...

Maxkamada Gobolka Banaadir oo loo gudbiyay Dacwad ka dhan ah masuuliyiin Dowladeed oo hor...

0
Waxaa mar kale Maxkamadda gobolka Banaadir loo gudbiyay dacwad ka dhan ah Masuuliyiin hor leh oo ka tirsan Dowlada Soomaaliya xili dhawaan sidaan oo kale la soo xiray dacwado loo heystay...

Beesha Gaal-Jecel oo sheegtay inay Dagaalo ka dhana Alshabaab ka bilaabayaan Galbeedka Hiiraan

0
Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Goboleedka Hirshabelle C/Xakiin Xaaji Luqmaan oo ka soo jeeda Galbeedka Hiiraan ayaa si cad u sheegay inuu Baladweyne u tagay sidii uu u hogaamin lahaa Dagaalo ka dhan...

Taliska Booliiska Xamar oo ka hadlay howlgaladooda +Sawirro

0
Taliska Booliiska qeybta Gobolka Banaadir ayaa saxaafada la wadaagay sawiro iyo warbixin ay kaga hadlayaan qorshe howloodkooda Magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Talisku wuxuu tilmaamay inay habeen iyo maalinba Muqdisho iyo nawaaxigeeda...

Aadan Barre Ducaale iyo Nuuradiin Xaaji oo lagu eedeeyay inay amreen Duqeymaha diyaaradaha dagaalka...

0
Duqeymaha joogtada noqday ee Diyaaradaha Dagaalka Kenya ka wadaan Gobolka Geddo ayaa lagu eedeeyay inay masuul ka yihiin siyaasiyiin Soomaali-Kenyanka ah. Col.Aadan oo ah falanqeeye dhanka Amniga ah oo u waramayay Idaacada...

Soomaalida ku nool Nayroobi oo laga mamnuucay isticmaalka iyo u dabaal degida calamada Qabiilada

0
Shir ay Nayroobi ku yeesheen Xildhibaanada Somli-Kenyaanka  ayaa looga hadlay sheekooyin ku soo batay Xaafada Islii taasoo ah xuska u dabaal dega iyo isticmaalka Calamada qabiilada Soomaalida. Xildhibaano laga soo doorto Degmada...

Maxaa ka jira in Ra’iisulwasaare Xamze uu qorsheynyayo isku shaandheyn Golaha Wasiirada

0
Tan iyo markii dhawaan ay sanad jirsatay Xukuumada Dan-qaran ee uu Hogaamiyo Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamze Cabdi Barrre waxaa jirtay warar hoose oo sheegaya qorshe la isugu shaandheynayo Golahasi wasiirada. Wararkani waxay soo...

Howlgalo ka dhan ah Alshabaab oo laga fuliyay duleedka Kismaayo+Sawirro

0
Wararka laga helaayo Deegaanada Maamul Goboleedka Jubaland ayaa sheegaya in howlgalo milatari oo ka dhan ah Alshabaab laga fuliyay duleedka Magaalada Kismaayo. Howlgalkaan oo ay iska kaashadeen Ciidamada Xooogga Dalka gaar ahan...

Masuul ka tirsan Baarlamanka oo ka qeybgalay xirirtaanka shirka xoghayayaasha Baarlamaannada Jaamacadda Carabta +Sawirro

0
Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle Jaabiri ayaa maanta ka qeybgalay xirirtaanka shirka xoghayayaasha Baarlamaannada Jaamacadda Carabta oo ka socday magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Waxaana Kulanka...

Weight loss

- Advertisement -