Advertisement

Shir sedex maalin socon doona oo Taliska Booliiska uga furmay Xamar+Sawirro

0
Taliska Booliiska Soomaaliya waxaa maanta Muqdisho uga furmay shir 3 maalin socon doona kaasoo ku saabsan Qaab-dhismeedka Amniga Qaran. shirka waxaa daah-furay Ra'isulwasaare Ku xigeenka Xukuumada Faderaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac. Ajandaha...

DAAWO VIDEO: Roobab waa weyn oo mar kale Maanta ka da’ay Muqdisho

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Waxaa maanta mar kale roobab waa weyn ay ka da,een Degmooyin ka tirsan Magaalada Muqdisho  kuwaasoo sidii shalay qaadayay gaadiidka yar yar iyo dadka. Ma jirto wax khasaare nafeed ah oo...

Sarkaal Alshabaab ka tirsan oo lagu qabtay Degmada Ceeldheer

0
Ciidamada difaaca deegaanka ayaa hawgal guulaystay ka fuliyey degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Xoogaga hubaysan ee deegaanka oo haystay xog ay soo siiyeen bulshada ku nool degmada Ceeldheer ayaa gacanta ku dhigay...

Dagaalada Goos goos ah ee Xisbullah iyo Isra’il oo qarka u saaran inuu waji...

0
Duqeymaha iyo hadalada hawada ay isku marinayaan Xoogaga Islamiyiinta Xisbullah iyo Israa’iil ayaa meeshii ugu xumaaday soo gaaray waxaana aad looga cabsi qabaa in waji kale ay yeelato xiisada ka jirta...

Cali Guud-laawe muxuu ku soo arkay Mahadaay+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta gaaray degmada Mahadaay ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee xaafadaha degmada oo ay saameeyeen roobab iyo fatahaadaha ku dhuftay Degmada Mahadaay. Madaxweynaha oo...

Madaxweynaha oo shir gudoomiyay shirka Amniga Qaranka+SAWIRRO

0
Muqdisho, Nofeembar 18, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey Shirka Guddiga Amniga Qaran ayaa looga hadalay tallaaabooyinka loo qaaday...

Ajaanib ka tirsan Kooxda Daacish oo lagu qabtay puntland 

0
Afar nin oo ah Ajaanib ka tirsan Kooxda Daacish ayaa lagu qabtay Puntland sida uu cadeeyay Af-yeenka Booliiska Soomaaliya. "Ciidamada Amaanka Puntland ayaa gacanta ku dhigay afar dhagar-qabe oo ka tirsan khawaarijta...

DAAWO VIDEO: Maxkamada Ciidamada oo laba nin dil ku xukuntay

0
Maxkamda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya fadhigeeduna yahay Muqdisho ayaa maanta dil ku xukuntay laba nin oo hore dilal u gaysteen. Haddaba warbixinta oo faahfaahsan halkaan hoose ka daawo muuqaal uh diyaariyay...

Kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Somalia oo Maanta lagu wado inuu furmo

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Waxaa maanta lagu wadaa inuu Magaalda Muqdisho ka furmo kal-fahiga 4-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya kaasoo uu furi doono Madaxweynaha Soomaliya Xassan Sheekh. Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay...

Maxkamada Ciidamada oo xukuntay Askari hore dil u gaystay

0
Dable Boolis Cabdi Kaafi Nuur Yuusuf ayaa loo soo xiray dil bareer ah u geystay marxuum Cali Cabdi Cali falkaas oo kadhacay xaafadda Macalim Nuur ee degmada Dharkeenley Shantii bishii September...

Weight loss

- Advertisement -