Advertisement

Dhul gariir dhimasho iyo burbur gaystay oo ka dhacay Dalka Taiwan+SAWIRRO

0
TAIPEI (DAYNIILE.COM)-Caasimada Dalka Taiwan ee Taipei  waxaa ka dhacay dhul gariir xooggan oo saababay dhimasho iyo bur bur sò gaaray guryaha dabaqyada ah. Xeebta koofureed ee Taiwan ayuu ka dhacay dhul gariirkaasi,...

kumanaanka reer Falastiin ah ma waxaa ka qiima badan shaqaalaha hay’adaha samafalka

0
Warbaahinta reer Galbeedka iyo waliba madaxdooduba waxba kama soo qaadaan dhiiga Muslmiinta ee maalin kasta iyo saacad kasta ay daadineyso Yuhuudu . Markii diyaaradaha Yuhuudu dilaan hal shaqsi ama shaqsiyaad ka tirsan...

Haweeney Somaliyed oo shaqa Dowladeee ku weysay qoraal ay baraha bulshada ku qortay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Samira Gaid oo la taliye ka ahayd Wasaarada Amniga gudaha Somalia ayaa wareegto ka soo baxday wasaarada shaqada looga joojiyay. Haweeneydaan ayaa si gaar ah waxay la yaliye ugu ahayd Mashruuca...

Wasiirka Cadaalada Somalia oo xalay la afuray shacabka  Degmada Dayniile +SAWIRRO

0
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo xalay booqasho ku tegay Xaafada Gubta ee degmada Dayniille ayaa kormeeray dhismaha waddada laamiga ah ee laga hir-gelinayo...

Waa kuma ninka Soomaaliga ee noqday ra’iisul wasaare ku xigeenka Itoobiya?

0
=XIGASHO BC SOMALI= Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Aadan Faarax oo ah siyaasi ka soo jeeda dawlad deegaanka Soomaalida u magacaabay xilka raysal wasaare kuxigeenka dowladda Itoobiya. Warkan oo kasoo baxay xafiiska...

Ra’iisulwasaaraha oo Caawa la afuray reer Degmada Kaxda+SAWIRRO

0
Muqdisho, Abriil 02 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa degmada Kaxda uga qeyb galay Kulan Affur Wadareed oo lagu muujinayey amniga iyo horumarrada kala duwan ka...

Mid ka mida Beelaha Galmudug oo dhar ciid u iibisay caruur ay dhaleen ciidamo...

0
Beesha Sacad oo ka mida Beelaha Habar-gidir oo wax ka degta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa dhar ciid u iibiyeen 400 caruur ay dhaleen ciidamo ku geeriyooday dagaalka Alshabaab ka dhanka ah ee...

Qaramada Midoobe maxay ka tiri weerarka lagu laayay shaqaalaha gar-gaarka

0
NEW YORK (DAYNIILE.COM)-Hay'ada Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dilka shaqaalaha gargaarka ay tahay  natiijo lama huraan ah e qaabka dagaalkan hadda loo wado sida uu saxaafada u sheegay afhayeenka Qaramada Midoobay...

Israa’iil oo xasuuqday shaqaale gar-gaar oo dalal kala duwan u dhashay

0
QAZA (DAYNIILE.COM)-Diyaaradaha Dagaalka Israa'iil ayaa maanta duqeyn ku dishay  toddobo shaqaale gargaar ah kuwaasoo isugu jirey lix ajaanib ah iyo qof Falastiini ah  gudaha Gaza. Shaqaalaha la laayay waxay u kala dhasheen...

Sh. Cabdi-Xayi oo ka hadlay halka ay ay reer Gaza u marsiinayaan lacagta ay...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Iyadoo maalmihii ugu danbeeyay warbaahintu hadal hayeen dhaqaale Shacabka Soomaaliyeed iska ururinayaan kaasoo loogu talo galay in lagu garab istaago ama loogu iibiyo raashin iyo dawo shacabka Muslimiinta ah ee...

Weight loss

- Advertisement -