Advertisement

XOG: ku saabsan Xasan Sheekh oo seefta Galka kala baxay, bilaabbayna inuu Talaabana ka...

0
Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaaday talaabadiisii ugu horeysay marka loo eego isla xisaabtankii uu balan qaaday kaasoo la xiriira  jabkii dhawaan Dowlada ka soo gaaray dagaalkii Cowsweyne. Madaxweyne Xasan Sheekh...

Taliye xigeenka Booliiska Atmis oo booqday Booliiska Dhoobleey

0
Dhoobleey (dayniiile.com)-Magaalada Dhoobleey ee Gobolka Jubada hoose waxaa booqasho ku tagay khamiistii shalat Taliye ku xigeenka ciidanka booliska ATMIS CP Martin Amoru iyo saraakiil kale Ujeedka booqashada Saraakiishaani ayaa lagu sheegay inay...

Dowladda oo sheegtay in howlgal lagu dilay Xubno katirsan Al-Shabaab

0
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan ururka 66-aad iyo 83-aad guutada 14-ka Oktoobar ayaa howlgal qorsheeysan kasameeyay tuulooyin u dhow degaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa Ciidamada waxaa ay sigaar...

SAWIRRO: Barakac ka bilowday xerooyinka qaxootiga iyo isbitaalda Gaza qaarkood

0
GAZA (DAYNIIILE.COM)-Waxaa sii kordhaya shacabka reer Gaza ee ka barakacaya weerarada ay argagaxasida Israa'iil ku hayaan. Waxaa xaalad adag ay ka jirtaa Isbitaalka Shuhadada ee Al-Aqsa iyo dadkii lagu daweynayay kadib markii...

Itoobiya oo mar kale shaatiga IGAD ku dulmisay Qaranimada Somalia

0
ADIS ABABA (DAYNIIILE.COM)-Xoghayaha fulinta urur goboleedka IGAD, ahna wasiirkii hore ee arrimaha dibbada Itoobiya, Dr. Workneh Gebeyehu ayaa war uu soo saaray maanta wuxuu ku sheegay in IGAD walaac ka muujineyso...

Madaxweyne Xasan oo hogaaminta dagaalka ku wareejiyay Qoor-Qoor una safray Ereteria

0
Muqdisho, Oktoobar, 08, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Ereteriya oo ay tababar gaar ah ku qaadanayaan qaar ka mid ah qeybaha...

Madaxa Midowga Yurub oo sheegay in si ku meel gaar ah loo hakiyay lacagihii...

0
  Madaxa fulinta Midowga Yurub ayaa sheegay maanta oo Talaado ah in si ku meel gaar ah loo hakiyay bixinta gargaarka bini’aadantinimo ee Soomaaliya, kaddib markii baaritaan ay sameysay Qaramada Midoobay lagu...

Maxaa looga hadlay shirka maanta ee Golaha Wasiirada Somalia +SAWIRRO

0
Muqdisho, Janaayo 18, 2024: – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ah, ayaa soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay shirkii aan caadiga ahayn ee Ururka Jaamacadda...

Askari Dowlada ka tirsan oo 5-kun shilin Somali u dilay Nin rooti iibinaayay duleedka...

0
Muqdisho (dayniiile.com)- Allaha u naxariistee Najiib Maxamed Xuseen oo ahaa ganacsade gaari gacan ku iibinayay Rooti ayaa caawa maqribkii waxaa lagu dilay Xaafada Tabeelaha Sheekh Ibraahin ee Duleedka Muqdisho. Wararaka aan heleyno waxay...

Diyaarado Dagaal oo duqeun culus ka gaystay Jubaland.

0
Labada Magaalo ee Bu'aalle iyo Saakoow oo hoos taga maamulka Jubalanad waxaa ku dhacday duqeymo ay ka danbeeyeen diyaaradaha Saaxiibada Dowlada Soomaaliya. Wararka la helaayo ayaa sheegaya in bartilmaameedku ahaa xarumaha ciidan...

Weight loss

- Advertisement -