Advertisement

Xasan Sheekh oo looga digay in uu la safro Wasiirka Gaashaandhigga !

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu tago degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, halkaas uu ka bilaabi doono abaabul dagaal oo ka dhan ah kooxda Al Shabaab ee...

Faahfaahin laga helayo qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho.

0
Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax saakay ka dhacay Isgoyska Ifka Xalane gaar ahaan Xaruntii Dhul-bixinta oo ay degen yihiin Ciidamo katirsan Booliiska sida militariga u tababaran ee amniga Magaalada...

DAAWO: Sadex Alshabaab ka tirsan oo lagu qabtay deegaanka Cad-cadeey

0
Xooggaga  macawisleyda deegaanka Cadcadey ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa soo bandhigay sedex ka tirsan the Alshabaab kadib marki ay gacanta ku dhigeen. Taliyaha Macawiysleyda deegaanka Cilmi Cabdulle Cali ayaan u sharaxay Tv-ga...

Ra’iisulwasaaraha iyo Danjiraha Midowga Yurub oo Muqdisho ku kulmay+Sawirro

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Karin Johansson oo ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga iyo xiriirka...

Agaasime Muxyadiin Jurus oo baxsaday markii uu ogaaday in la xirayo

0
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya inuu Tuulada Guulane oo hoos tagta degmada Aaden-yabaal uu gaaray Agaasimaha Canshuurta Berriga ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Muxyadiin Xasan Jurus. Wararka ay heleyso Warbaahinta...

Qarax goor dhaw lagu dilay mid ka mida shaqaalaha Hormuud.

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)- Wararka laga helaayo Degmada Heliwaa ayaa sheegaya in maanta qarax gaari loogu xiray mid ka mida shaqaalaha shirkada isgaarsiinta Hormuud. Ninkaan oo lagu magacaabi jirey C/Wahaab Cismaan Ahmed ayaa ku dhintay...

Taliyaba Booliiska Laas-caanood oo su’aalo weydiiyay Ninkii Dumarka iska dhigi jirey+Video

0
LAAS-CAANOOD (DAYNIIILE.COM)-Taliyaba Booliiska Laas-caanood ayaa beeniyay inuu Dhul-bahante yahay  Ninkii Dumarka iska dhigi jirey ee dhawaan ay qabteen. Wiilkaan ayaa asbuucyadii u danbeysay qabsaday baraha bulshada markii uu fashilmay iyo ka horba,xili...

Maamulka Puntland oo ku eedeysay dowladda federalka inay SSC ku cadaadinayso inay la heshiiyaan...

0
Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Ceydiid Dirir ayaa ku eedeeyay Dowladda federalka Soomaaliya in ay reer SSC ku cadaadinayso inay la heshiiyaan Somaliland. Wasiirka warfaafinta wuxuu sheegay in ay taageersan yihiin hadalkii uu...

DAAWO: Xukuumada Dan-Qaran qaabkee usoo dhaweysay Xuskqa 12-ka Apriil

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa qaab cajiba usoo dhaweeyay ama u weyneeyay xuska  12-ka Apriil  taasoo 64 sano guuradii ka soo wareegatay markii la aas aasay...

ku dhawaad 40 Tahriibayaal u dhashay dalka Tuniisiya oo lagu la’yahay badda Mediterranean-ka.

0
Doon la sheegay in ay la socdeen ilaa 37 qof oo tahriibayaal iyo magangalyo doon ah ayaa lagu waayay meel ka baxsan xeebta Sfax ee dalka Tunisia. Mudaaharaadyo ayaa ka dhacay magaalada...

Weight loss

- Advertisement -