Tiradii ugu badneyd Alshabaab la soo qabtay oo lagu soo bandhigay Baydhaba+SAWIRRO

0
Sida TV-ga Qaranka uu sheegay Ciidanka Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed ee ka howlgala deegaanada Koonfur Galbeed ayaa gacanta ku soo dhigay dhagarqabayaashii ugu badnaa oo ka tirsan Khawaarijta,...

Madaxweynaha Ruushka oo ka digay Dagaal Caalami ah

0
MOSCOW (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Ruushka  Vladimir Putin ayaa maanta ka digay in dunidu wajaddo dagaaal caalami ah xili uu heegan geliyay ciidamadiisa Nukliyeerka "Sida hada ii muuqata  Ruushka uma dulqaadan doono halis kasta oo...

Kooxo si sharci daro ah ku buufinayay bajaajyada oo la soo qabtay+SAWIRRO

0
Askarta Booliiska Dowlada Somalia ayaa maanta soo qabtayu kooxo si sharci daro ah ku buufinayay bajaajyo ka mida kuwa A iyo B-da ee Maamula Gobolka Banaadir uu buufiyo. Soo qabashada ayaa timid...

Xamze Cabdi-Barre oo Dalka Baxreyn kula kulmay Madaxweynaha Ciraaq+SAWIRRO

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Manama ee Dalka Bahrain, kula kulmay Madaxweynaha Dalka Ciraaq, Mudane Abdul Latif Rashid. Labada masuul ayaa ka wada hadlay xoojinta...

Qeybtii ugu horeysay Xujey Somaliyed oo goor dhaw gaartay Sucuudiga+SAWIRRO

0
Soomaalidii ugu horeysay oo Xujey ah ayaa goor dhaw gaartay Magaalada Madiina ee Dalka Boqortooyada Sacuudiga. Allaha ka aqballee Xujedaan oo la soo dhaweeyay ayaa basas waaweyn looga daabulay garoonka diyaaradaha si...

Madaxweynaha oo maalinta dhalinyarada ubax dhigay Taalada SYL+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xuska maalinta Dhalinyaradda Soomaaliyeed ee 15-ka May awgeed waxa uu Ubax dhigay Taallada SYL oo lagu xasuusto dhalinyaradii gobanimo u dirirka ahayd...

Alshabaab oo Sarkaal Kenyaan ah ku dileen Xuduuda

0
Sida aan ka soo xiganay Idaacada Star FM  weerar kooxda Alshabaab ay ka fuliyeen xuduuda Kenya iyo Somalia ayay ku dileen askari Sarkaal ahaa, una dhashay dalka Kenya. Sarkaalka la dilay ayaa...

SAWIRRO: Shirka Golaha wada-tashiga iyo xubnaha cusub ee saaka ku soo kordhay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa Saaka maalintii 3-aad ka socda Madaxtooyada Soomaaliya shirkii Golaha Wada-tashiga Qaran ee u dhexeeya Dowlada Somalia iyo Mdaxada Maamul Goboleedyada Dalka. Shirka oo uu shir gudoominayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh...

Gud.Hay’ada maareynta masiibooyinka oo la kulmay hay’ad Caalami ah +SAWIRRO

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamud Macallim Cabdulle ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Agaasimaha cusub ee Hay’adda FCDO (Foreign Commonwealth and Development Office) Mudane Christopher Pycroft. Kulanka labada mas’uul oo...

Axmed Madoobe oo Muqdisho soo gaaray+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka. Masuuliyiin katirsan labada gole ee Dowladda Federaalka ah oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha,...
- Advertisement -

APLICATIONS

 NISA oo weerartay oday-dhaqameed hubeysan oo ka tirsan Beesha Muddulood

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamo ka tirsan Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Somalia ayaa la soo sheegayaan inay caawa xoog ku galeen guriga Wabar Socdaal oo ka...

Breitling Wall Art

HOT NEWS