Advertisement

Shil khasaare nafeed gaystay oo ka dhacay Gobolka Mudug.

0
Shil gaari ayaa la soo sheegayaa inuu ka dhacay Deegaan Xeebeedka Garacad ee Gobolka Mudug. Inta laga war hayo shilkaan waxaa ku dhintay 2 ruux halka lix kalana ay ku dhaawacmeen,kadib markii...

Somalida heysata dhalashada Dalka Swden oo ay soo wajahday sheeko naxdin leh.

0
STOCKHOLM (DAYNIIILE.COM)-Soomaalida heysata dhalashada Dalka Sweden ayaa waxaa soo wajahay sheeko naxdin leh oo aysan marna ka fileyn dal ay markii horaba u tageen nolal dhaanta tii ay ku haysteen dalkooda. Maalmihii...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Xoghayaha Difaaca Maraykanka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee Pentagon ka, Xoghayaha Difaaca Mudane Lloyd J. Austin. Austin ayaa ku bogaadiyay  Madaxweynaha ...

Tababar Xamar loogu soo xirey Ciidamo ka tirsan Ilaalada xeebaha iyo shaqaalaha dekada+SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Waxaa Magaalada Muqdisho tababar loogu soo xirey Askar ka tirsan Ciidanka ilaalada Xeebaha ee Booliska Soomaaliyeed iyo Shaqaale ka tirsan Dekada Muqdisho. Tababarka waxaa soo xirey Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dekadaha...

Madaxweyne Xasan oo Dhuusa-mareeb ku qaabilay Safiirka Dalka Turkiga +Sawirro

0
Dhuusamareeb, Sibteembar 25, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Ibrahim Mete Yagli oo uu...

Ra’iisulwasaare Xamze oo qaabilay Safiirka Talyaaniga

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Pier Mario Dacco’ Coppi, oo ay ka wada hadleen...

Wararkii uu danbeeyay Dagaalka Falastiin iyo Yuhuuda

0
Afhayeenka Ciidamada Israa’iil Jonaton ayaa waxaa uu sheegey in Israa’iil ay ku jirta mid kamid ah Xaaladihii ugu xumaa abid, tan oo kalena aaney la arag Taariikhda, waxaa uu sheegey in...

Madaxweyne Xasan oo Caawa waqti la qaatay dhalinyaro ku fiidsaneysay Jubba Hypermarket+SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii uu ka soo laabtay Mariinada uuna kula soo kulmay Sanatar Muuse Suudi wuxu soo maray qaar ka mida Super Market-yada Muqdisho. Madaxweynaha meelaha...

Maxaa ka jira in howl-galadii ka dhanka ahaa Al-shabaab hakad la gelinayo arimo xasaasi...

0
Warar hoose oo aan helnay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo qaar ka mida saraakiisha la talisa ay isla garteen in la hakiyo dagaalada soo afjarida wajiga koowad...

Fatahaad Wabi iyo daadad Roob ka dhashay oo iskugu darsoomay reer Geddo+Sawirro

0
Magaalooyinka tirsan Gobolka Geddo ee Maamulka Jubaland  sida Luuq iyo Baardheere waxaa laga soo sheegayaa saacadihii ugu danbeeyay inay ka dhaceen fatahaad uu sameeyay wabiga Jubba iyo daadad ka dhashay roobaab...

Weight loss

- Advertisement -