Advertisement

Tababar Baydhaba loogu soo xirey Saraakiil ka tirsan Milatariga

0
BAYDHABA (DAYNIILE.COM)-Saraakiil iyo saraakiil xigeeno ka tirsan qaybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ayaa tababar loogu soo xirey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Maamulka Koonfur-galbedd. Tababarkaan waxay saraakiishu ku baranayeen maaraynta dhibaatooyinka...

Sirdoonka Qaranka oo soo xirey Guddoomiyihii hore ee degmada Dharkenlay

0
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa gacanta ku dhigtay Guddoomiyihii hore ee degmada Dharkenlay  Abuukar Axmed Caddow Tifoow oo ka tirsanaa Khawaarijta kaas oo in muddo ah ku dhex dhuumanayay...

Carab iyo Cajami

0
Shirkii 161aad ee Jamacdda Carabta ee Bishaan dhacay waxaa Dowladaha Carabta ee Xubnaha ka ah oo Sucuudigu Hor socdo ay ka doodayaan sidii looga Hortagi lahaa Fara galinta Turkigu ku hayo...

Ra’iisulwasaaraha oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Bashiir Axmed Cusmaan (Bashiir Kacaan)

0
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi u diray qoyska, ehellada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Marxuum Bashiir Axmed Cusmaan (Bashiir...

Soomaaliya ma ka mid tahay 4 dal oo Mareykanku ka qaadanayo 30 ruux.

0
Madaxweynaha Mareykanka Joi Biden ayaa aqbalay in dalkiisu magangelyo nololeed siiyo 30-kun ruux oo ay ka qaadanayan 4 dal. Inkastoo qorshahaan uu mucaaraday xisbiga Jamhuuriga  Mareykanka ayaa hadana dowlada Biden ay ka...

Xasan iyo Xamze oo u hambalyeeyay Haweenka Soomaaliyeed

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha  Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra'iisulwasaaha Sooomaaliya Xamze Cabdi Barre syaa siyaabo kala duwan waxay hambalyo ugu direen Haweenka Soomaaliyeed. Labada masuul waxay haweenka ugu hambalyeeyeen maalintooda haweenka ee...

0
Qaar ka mida Saraakiisha ugu sareysa ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya  ayaa maanta booqday xerada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Qorilloow ee Gobalka Sh/dhaxe. Saraakiishaan oo kala ahaa Sareeye-gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin oo...

Ninkii Mareykanka ku dilay Imaam Sh.Maxamed Xasan oo la xukumay

0
COLUMBUS (DAYNIILE.COM)-Ninkii laba sano ka hor dilay Imaamkii Masjidka Columbus Sheekh Maxamed Xasan ayaa  la xukumay kadib maxkamadeyntiisii ugu danbeysay oo maanta ahayd. Maxkamad ku taalla Magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

0
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo tababar u soo xiray cutubyo ka mid noqonaya ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Gorgor ee ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya. 2- Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Wasiiru Dowlaha Maaliyada oo Turkey uga qeybgashay shirka Iskaashiga Ganacsiga+SAWIRRO

0
Sida lagu baahiyay warbaahinta Dowlada Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Raaxa Maxamuud Janaqoow oo ku sugan Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa ka qeyb gashay shirka Iskaashiga Ganacsiga...

Weight loss

- Advertisement -