Advertisement

Somalia oo ka qeybgashay  shirweynaha Arrimaha Haweenka Adduunka

0
Xukuumada Faderaalka Soomaliya ayaa ka qeybgashay shir ka dhacay xarunra Golaha guud ee Qaramada Midoobney. Shirkaan waxaa ka qeybgalay Wafdi ay hoggaamineysay ku simaha Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuuquuqda Aadanaha JFS,...

Booliis uu tababar usoo dhamaaday oo la dhaariyay+SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Boqalaal ka tirsan Ciidamada Booliiska Soomaaliya oo dhawaan uu usoo dhamaaday tababar ayaa maanta kutubka Quraanka lagu dhaariyay. Sareeye guuto Sulub Axmed Firin oo ah Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa goob...

Agaasimayaasha Hay’adda socdaalka oo Arbacada ka soo muuqan doona maxkamada

0
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqday in Arbacada soo soocota ay qaadi doonto dhageysiga dacwad ka dhan ah masuuliyiin dowlada ka tirsan. Masuuliyiinta dacwadooda la qaadayo waxaa ka mida Agaasimayaashii hore ee...

Saciid Dani oo goob joog ka ahaa dhaarinta Wasiiru Dowlaha Maaliyadda Puntland

0
Garoowe: 11 March 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamuud Shiikh Ciid, oo maanta si rasmi...

Howlgal la iska kaashaday oo lala beegsaday Alshabaab.

0
Diyaaradaha Mareykanka oo caawinayay Ciidamada Xoogga ee Dowlada ayaa Somalia ka fuliyay saacadihii ugu danbeeyay howlgal ka dhan ah Alshabaab. Duqeymaha ayaa ku dhacay kooxo Alshabaab ka tirsan oo isku urursanayay deegaano...

Xildhibaanada Soomaaliyeed ee Puntland ka soo jeeda maxay kala hadleen Madaxweyne Xasan iyo Xamze

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Labaatan Xildhibaano Soomaaliyeed ah oo laga soo doorto dhanka Puntland ayaa kulan gaar ah waxay la qaateen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra'iisulwasaare Xamze. Kulankaan ayaa waxaa la sheegay in...

Soomaalida oo isku khilaaftay bilashada bisha Ramadaan.

0
Guud ahaan dadka Soomaaliyeed dal iyo dibad waxaa muuqata in khilaaf uu ka jiro bilashada bisha Ramadaaan ee sanadkaan 1445 Hijriyo iyo miilaadi 2024. Saaka oo isniin ah waxaa loo kala qeybsamay...

Gudiga Somaliland ugu qaabilsan heshiiskii Itoobiya oo booqday xeebta Lug-haye

0
Guddida Farsamo ee Maamulka Somaliland u qaabilsan Heshiiska Itoobiya Iyo Maamulka dhex-maray ayaa booqday xeebta Lug-haya oo ka mida goobaha la hadal hayay ee Itoohiya laga kireeyay. Gudiga waxay la kulmeen odayaasha reer...

Madaxda hada iyo kuwii hore oo Ramadaanka ugu hambalyeeyeen Muslimiinta

0
Madax badan isugu jirta kuwii hore iyo kuwa hada xilalka haya ayaa caawa baraha bulshada ku soo qoreen hambalyadooda bisha Ramadaan oo beri bilaabaneysa sida Sucuudigu ku hogaaminayo caalamul islaam. Madaxweynaha Soomaaliya...

Dowlada Somalia oo ku dhawaaqday inay beri tahay Ramadaan

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Dowlada Faderaalka Soomaaliya bayaa caawa shaacisay in beri tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan. Wasaarada Diinta iyo awqaafta oo TV-ga Qaranka soo fadhiisatay caawada 10-kii fiidnimo ayaa shaacisya in baaritaan ay...

Weight loss

- Advertisement -