Advertisement

Meydka Odey xarig lagu dilay oo loo soo xirey xaaskiisa oo Itoobiyaan ah

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Meydka nin Odey ah ayaa laga helay gurigiisa oo ku yaal suuqa Bakaaraha Magaalada Muqdisho. Ciidamada Bòoliiska ayaa durba baaritaano ku haya meydka markii ay ugu tageen gurigiisa. Waxaa loo soo xiry...

DEG DEG: Qarax ismiidaamin ah oo Saaka aroortii lagu weeraray xarunta Ciidamada Boliis Milataariya...

0
Waxaa goor dhaw oo saaka aroortii ah qarax  xooggan uu ka dhacay Degmada Dayniile ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan xarun ay ciidamada xasilinta ee Boliis Milataariya ku leeyihiin Degmada Dayniile. Qaraxaan oo...

Macawisleyda Xarardheere oo Saaka fuliyay howl-gal ka dhan ah Alshabaab

0
XARAR-DHEERE (DAYNIILE.COM)-Ciidanka dib u xoreynta deegaanka ama macawisleyda ee ka howlgala aagga degmada Xarardheere ayaa saakay fuliyay howlgal ka dhan ah Alshabaab. Sida lagu baahiyay Tv-ga Qaranka howlgalkan waxa Alshabaab looga saaray deegaanka...

Ra’iisulwasaarwe Xamze oo ka qeybgalay bandhiga Filim ka hadlayey marxaladihii kala duwanaa ee Dowladnimada+Sawirro

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku socoto jidkii horumarka iyo dib u soo kabashada, haatanna ay ummadda Soomaaliyeed go’aansadeen in ay...

Taliyaha Ciidamada Lugta muxuu u sheegay ciidamada ka howlgala xadka Sh.dhexe iyo Sh.hoose+SAWIRRO

0
AFGOOYE (DAYNIILE.COM)-Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle oo ah Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Somalia ayaa maanta booqasho ku tagay deegaanada isku xira shabeelaha dhexe iyo shabeelaha hoose. Deegaanada uu gaaray taliyaha ayaa dhawaan...

Al-shabaab oo weerar xoogan ku qaaday Saldhig Ciidamada Itoobiya ku leeyihiin Gobolka Bakool

0
Wararka saaka laga helaayo Deegaan Rabdhuure ee Gobolka Bakool ayaa sheegya in Dagaal xooggan uu Saaka dhex maray dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab iyo ciidamo Itoobiyaan ah. Dagaalkaan ayaa yimid markii dagaalamayaasha Alshabaab...

Ra’iisulwasaare Xamze oo ka qeybgalay Affur Wadareedka Sanadlaha ah+SAWIRRO

0
Muqdisho, 22 Maarso 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xmasa Cabdi Barre oo hadal ka jeediyey Affur Wadareedka Sanadlaha ah ee is aragga Xukuumadda iyo Bulshada Qeybaheeda kala duwan, ayaa...

Qarax Galabta lagu dilay Gudoomiye xigeenka Mareereey

0
Qarax miino  oo Galabta ka dhacay deegaanka Mareereey ee hoos taga Magaalada Afgooye Gobolka Sh.hoose ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac. Gudoomiye ku xigeenkii Deegaanka Mareereey Cali Cumar ayaa ku dhintay qaraxasi kadib...

Wasiirka Gaashaandhiga muxuu kala hadlay Ergayga QM iyo Wakiilka UNICEF+SAWIRRO

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur oo maanta kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Catriona Laing iyo Wakiilka UNICEF Wafaa...

Madaxa Midowga Yurub oo sheegay in si ku meel gaar ah loo hakiyay lacagihii...

0
  Madaxa fulinta Midowga Yurub ayaa sheegay maanta oo Talaado ah in si ku meel gaar ah loo hakiyay bixinta gargaarka bini’aadantinimo ee Soomaaliya, kaddib markii baaritaan ay sameysay Qaramada Midoobay lagu...

Weight loss

- Advertisement -