Advertisement

Duqii Baladweyne oo xilka laga qaaday mid cusubna lagu badalay

0
Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabelle mudane Abdi Dahir Guure Karoore ayaa Xilkii ka qaaday Duqii Hore Magaalada Baladweyne isla markaana waxuu u magacaabay Cabdullaahi Salaad kugeey Duga magaalada...

DAAWO: Howlgal lagu furayo wadooyin u xiran Alshabaab oo ka bilowday koonfur-galbeed

0
Howlgalo lagu furayo wadooyinka ay xanibeen Alshabab ayaa maanta ka bilowday deegaano ka tirsan Maamulka Koonfir-galbeed gaar ahaana Gobolka Bay. Howlgalkaan waxaa iska kaashanaya Ciidanka Xoogga Dowlada Somalia iyo kuwa Daraawiishta Maamulka...

Gudoomiye xigeenka Baarlamaanka oo booqatay safaarada Imaaraadka+SAWIRRO

0
Muqdisho 03-Maarso-2024,Guddoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta booqatay Safaraadda Dowladda Imaaraatka Carabta ee Muqdisho waxaana ku soodhaweeyay Safiirka ufadhiya dalka Amb.Axmed...

Duqa Muqdisho “Waxaad arkeysaa Gabar sii jeed isku sawireysa iyadoo soo jeed isku sawiri...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka sheekeeyay hab dhaqanka xun ee ay la yimaadeen gab-dhaha Soomaaliyeed qaarkood. Duqa Muqdisho ayaa xusay in waqtiyadaan danbe...

Ciidamada Dowalada oo Maanta cagta mariyay fariisimo Alshabaab ku lahaayeen Bakool

0
Howgal burburin ah oo kadhan ah Maleeshiyada arxan laaweyaasha ayaa waxa ay Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad fadhigoodu yahay Gobolka Bakool ay ka sameeyeen tuulooyin dhowr...

Madaxweynaha Hirshabelle oo maanta dhagax dhigay dhismaha wado muhiim ah+SAWIRO

0
Jowhar, 3-Maarso-2024: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo maanta dhagax-dhiggay wadada isku-xirto garoonka diyaaraddaha Maxamed Dheere iyo magaalada Jowhar. Masuuliyiinta shirkadda Adeegsan oo u xil-saaran dhismaha waddada ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh VS Mucaaradka

0
Waxaa Magaalada Muqdisho laga dareemayaa inuu si tartiib tartiib ah u bilaabanayo loolankla siyaasadeed iyo gulufka loogu jiro  isbahaysiyo siyaasadeed oo ka dhan Madaxweyne Xasan. Waxaa muuqaneysa in Madaxweynayaal hore iyo Xildhibaanada...

Darbi-Jiif maalmo ka hor geesi qaran loo aqoonsaday oo maantana hoygiisii la burburiyay

0
NEW DELHI (DAYNIILE.COM)-Nin Darbi jiif ah oo u dhashay Dalka India ayaa Bishii December sanadkii dhamaaday waxay Dowladiisu u aqoonsatay geesi Qaran kadib markii uu gacan ka geystay badbaadinta 41 nin...

Masuul ka tirsan Xafiiska Ra’iisulwasaaraha oo is casilay

0
Waxaa goor dhaw ku dhawaaqay inuu is casilay Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi-Barre. Masuulkaan ayaa warqad uu ku cadeynayo is casilaadiisa wuxuu u gudbiyay Ra'iisulwaaraha walow aan la ogeyn...

Ciidamada Dowlada oo howlgal ku dilay Tobaneeyo Alshabaab ah

0
JAMAAME (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Dowlada Somalia iyo kuwa Jubaland ayaa iska kaashtay howgal ka dhan ah Ashabaab oo ka dhacay deegaano hoos taga Maamulka jubaland gaar ahaan Gobolka Jubada hoose. Warar ka soo baxay...

Weight loss

- Advertisement -