Advertisement

WARBIXIN: Maxaa kala qabsaday Booliis-ka Afgooye iyo Alshabaab ay guri ku weerareen

0
AFGOOYE (DAYNIILE.COM)-Ciidamo ka tirsan Booliiska Dowlada Somalia ee ka howlgala Degmada Af-hooye ayaa maanta weerar waxay ku qaadeen guri uu ku sugnaa dagaalame Alshabaab ka tirsan waxaana dhex maray is rasaaseyn. Ninka...

Ciidamada Kenya iyo Alshabaab oo ku dagaalamay deegaan hoos-yimaada Mandheera.

0
MANDHEERA (DAYNIILE.COM)-Deegaan dhaca duleedka Mandheera ee Xad beenedka Kenya iyo Somalia ayaa la soo sheegayaa inay ku dagaalameen Ciidamada Kenya iyo Alshabaab sida ay sheegtay idaacad Kulmiye. Dagaalkaan ayaa yimid kadib markii...

Midowga Yurub oo gaadid dagaal ku wareejiyay Dowlada Somalia

0
Midowga Yurub ayaa Saanad ciidan iyo gaadiid dagaal ku wareejiyay Dowladda Soomaaliya kadib booqasho Muqdisho ay ku yimaadern wafdi ka socda Midowga Yurub. Munaasabad agabkaasi lagu wareejinaayay ayaa waxaa goob joog ka...

Madaxweyne Xasan “Isma qaadaneyso Xeebta ugu dheer Afrika iyo aqoon yarideena dhanka Cilmiga Badda

0
Madaxweyne Xasan Sheekh " “Anaga oo leh Badda ugu weyn Afrika suurta gal ma’ahan in aanan laheyn aqoon Culuumta Badaha, amnigeeda iyo dhaqaalaheedaba. Waa in aan sare u qaadnaa aqoonteenna Baddaha,...

Halkee buu ku maqan yahay Raysal wasaare Xamse,

0
Weydiimo iyo su’aalo ayaa ka dhashay shaqo ka maqnaashiyaha Raysal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo markii ugu dambeysay fagaare shaqo lagu arkay dhowr toddobaad kahor. Raysal wasaaraha oo ku maqan safar...

Madaxweynaha oo kulan dhiiri gelin ardey ah kaga qeybgalay Madaxtooyada+SAWIRRO

0
Muqdisho, Feberaayo 14, 2024; Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xarunta Madaxtooyada Qaranka uga qayb galay Munaasabad lagu shaacinayay 40 Arday oo ku guuleystay waxbarasho bilaash ah oo...

Dowlada Turkiga oo cadeysay inay difaaceyso Badda iyo Madax-banaanida Somalia

0
Wa ka soo baxay Madaxweynaha Turkiga Racep Dayib Ordogan ayuu markii ugu horeysay si cad u sheegay inay difaagi doobaab Badda Somalia iyo guud ahaan madax banaanideeda dhuleed. Ordagan ayaa hadalkaan ka...

Nayroobi oo lagu daah furey dib u howlgelida somalia ee diyaarada Kenya Airweys

0
Masuuliyiin Soomaali iyo Kenya ka kala  tirsan ayaa ka qeyb-galay caawa manaasabad xarigga looga jarayay dib u bilaabida Duulimaadkii Diyaraadda Kenya Airways ku imaanayso Muqdisho. Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Jabriil Ibrahin...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Muqdisho, Khamiis, 15 February, 2024 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Muqdisho ku qaabilay Kaaliya Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka u qaabilsan Arrimaha Afrika Molly Phee oo ay...

Luga-toor oo ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigayey waxqabadka mashuurca Kobciye+SAWIRRO

0
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Osmaan Lugaatoor ayaa ka qayb galay munaasabad lagu soo bandhigayey waxqabadka mashuurca Kobciye ee hourmarinta Beeraha iyo000000⁰pp000000⁰00000000⁰ sugnaanta Cuntada ee Puntland. Munaasabadda waxaa Madaxweyne Ku-xigeenka ku...

Weight loss

- Advertisement -