Advertisement

Xafiiska Hantidhowrka guud ee Qaranka ayaa sheegay in khasnada dowladda laga waayay lacag gaaraysa...

0
Xafiiska Hantidhowrka guud ee Qaranka ayaa sheegay in khasnada dowladda laga waayay lacag gaaraysa 21 Milyan oo dollar intii u dhexeysay (08 March 2018) ilaa (19 April 2023) “Baarista Fatashka ah ee...

Naftii halige ciidamadu ku qasbeen inuu kaligiis is qarxiyo

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada dowlada Somalia ayaa ku guuleystay inay galabta  fashiliyaan Nin isku soo xiray walxaha qarxa kaaso doonaayay inuu shacabka isku qarxiyo sida warka aan ku helnay. Ciidamada ayaa dareemay in ninkaani...

Dr. Cabdiraxmaan Cabdullahi Baadiyow “Soomaaliya waa in laga hirgeliyaa nidaamka ku haboon ee doorasho...

0
Dr. Cabdiraxmaan Cabdullahi Baadiyow oo ah La-taliyaha Arrimaha Dastuurka ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo jeediyay Talo ku aadan sidii looga bixi lahaa Nidaamlka 4.5 oo 25 sano ee la soo dhaafay...

Maxaa ka jira in dal reer Yurub ah uu kulansiinaayo Xasan iyo Abiy

0
Waxaa jira warar sheegaya in Madaxweynaha Somalia lagu casuumay shir ka dhacaya dalka Talyaaniga kaasoo inta badan dalalka Afrika lagu martiqaaday. Talyaaniga ayaa la sheegayaa inuu qorsheynaayo inuu fursadaan ka faa'iideysto oo...

Taliyaha cusub ee ciidamada Xoogga dalka oo  gaaray degaano ka tirsan gobolka Galgaduud. Markii...

0
      Wararka ka imanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in goor dhawayd uu halkaas gaaray Taliyaha cusub ee ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, General Ibraahim Sheekh Muxyadiin Cadow, waana safarkiisii ugu horeyay tan iyo...

Taliye ka hadlay sidey amniga Garoonka Stadium Muqdisho Galabta u sugayaan

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliyaha Saldhiga Degmada Warta Nabadda Gaashaanle C/laahi Xasan ayaa  ka warbixiyey Amniga ciyaarta fiinaalka ee maanta ka dhaceysa Datdium  Muqdisho. Marka ugu horeysa wuxuu Alle Swt uga mahadceliyay in ciyaarihii si...

Al shabaab oo weerar ku qaaday saldhig ATMIS lagala wareegay dhawaan

0
Maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab ayaa weeraray degaanka Geriley oo ka mid ahaa saldhigyadii toddobaadkii hore ay wareejiyeen ciidamada Kenya ee ATMIS. Weerarka ayaa dhacay gelinkii dambe Talaadadii, sida ay ilo-wareedyo u sheegeen Warbaahinta...

Madaxweynihi hore Farmaajo oo ka qeybgalaya shirka wada-tashiga Garowe

0
Macamed C/laahi Farmaajo oo ah Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa qoraal uu soo shigay bartiisa Facebook wuxuu kaga hadlay gogosha uu dhigay Maamulka Puntland ee looga tasman doono xaalada Somalia sida...

Madaxtooyada oo ka hadashay Shir uu Madaxweyne Xasan Sheekh

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya xaqiijinta Soomaali heshiis ah ayaa barri daahfuraya kulan wadatashi ah oo ay wada qaadanayaan madaxdii hore iyo siyaasiyiinta dalka, kaas oo...

Faahfaahino ka soo baxaya qarax Nairobi ka dhacay

0
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax ka dhashay gaari shidaal siday  oo ka dhacay degmada Embakasi magaalada Nairobi. Sida Dowlada Kenya ay sheegtay sedex qofood ayaa dhimatay halka 3...

Weight loss

- Advertisement -