Shariif Sheekh Axmed “Dagaallada Sokeeya iyo dhiigga daadanaya waxaa aasaas u ah dulmi iyo...
Madaxweynihii 7aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo muuqaal uu ku baahiyay bartiisa gaarka ee Facebooka ayuu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in la joojiyo colaadda iyo dhiigga ku daadanaaya...
Booliska oo soo bandhigay Ninkii hoggaaminayay raggii hoobiyeyaasha ku weeraray Garoonka Aadan-Cadde
Taliska Qeybta Guud ee Booliska Gobalka Banaadir ayaa soo Bandhigay Nin ay sheegeen in uu hoggaaminayay weerar loo adeegsaday Gantaallo Macmal ah oo la doonayay in lagu qalqal galiyo Shacabka Magaalada...
𝐖𝐀𝐑 𝐃𝐄𝐆-𝐃𝐄𝐆 𝐀𝐇: Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud ayaa ogolaaday in la xabsiga la dhigo...
1. Iraad Cabdi Aadan - Agaasimaha waaxda budget-ka Wasaaradda Maaliyadda.
2. Bashiir Cabdullaahi Faarax - Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaradda Arimaha Dibadda.
3. Xasan Xaaji Abukar - Agaasimaha Waaxda Dhulka ee Dowladda Hoose...
Ibrahimovic iyo Maldini oo ku midoobay San Siro inta lagu guda jiro bandhiga Coldplay
Zlatan Ibrahimovic iyo Paolo Maldini ayaa si kooban dib ugu midoobay San Siro fiidnimadii Axada iyadoo labadii hore ee Milan ay muddo kooban isku dhaceen riwaayadii Coldplay ee lagu soo bandhigay...
Puntland oo beddelaysa habkii lagusoo dooran jiray madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka
Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa si rasmi ah u shaaciyay in wax laga beddelayo habkii lagusoo dooran jiray madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa.
Baarlamanka ayaa sheegay in wax laga beddelayo qodobka 56-aad ee...
Dawlada Sacuudiga oo soo bandhigtay Tirada Dadka Gudanaya waajibaadka Xajka ee Sanadkan
Dawlada Sacuudi Xarabbaiya ayaa sheegtay in dalkeeda ay gaareen ilaa 1,655,188 qof oo doonaya inay gutaan waajibaadka Xajka.
Waaxda Soocdaalka ee Dawlada Sacuudi Carabaya ayaa sheegtay in dadka gaaray dalka Sacuudiga ay...
Jaaliyada Soomaaliyeed magaalada Edmonton ee Dalka Canada oo kulan la qaatay La-taliyaha Arrimaha Dastuurka...
Dr. Cabdiraxmaan Cabdullaahi Baadiyow oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa safar dibada ah ayaa la kulmay Jaaliyada Soomaaliyed ee Dalka Canada.
Kulankan oo ahaa mid si wayn loo soo agaasimay oo...
Booliisku waxay dhacdada ku tilmaameen “Weerar Argagixiso” oo ay ku soo qadday Al-shabaab. ...
Shan qof ayaa la dilay Axadii kadib markii dabley hubeysan ay weerar ku qaadeen laba tuulo oo ka tirsan degmada Lamu ee Koonfur Bari Kenya, sida ay booliisku sheegeen.
Kooxda weerarka soo...
MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo ku baaqay in la xoojiyo Midnimada.
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay in la xoojiyo Midnimada si looga gudbo dhibaatooyinka kala xirxiray Soomaalida isla markaana si dhab ah looga heshiiyo in aanay markale dib u...
Muuse Biixi: “Somaliland maalin qura weerar kuma qaadin Laascaanood, xabadna ma billaabin in lagu...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay Xaaladda cakiran iyo dagaalka dib uga soo cusboonaaday Magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay rabshada ka jira Magaaladaas.
Waxa...