Advertisement

Dagaal Xalay Ciidamada Dowlada iyo Alshabaab ku dhexmaray duleedka Degmada Mahadaay

0
MAHADAAY (DAYNIIILE.COM)-Wararka laga helaayo Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in xalay waqti danbe uu dagaal ka dhacay duleedka Magaaladaasi. Dagaalka ayaa u dhexeeyay Alshabaab iyo Ciidamada Dowlada oo garab...

Diyaarado laga leeyahay Imaaraadka Carabta oo duqaymo ka Fuliyay Soomaaliya

0
Diyaarado dagaal oo laga leeyahay Dalka  imaaraadka Carabta oo ah diyaarado hore dalka lagu arag ayaa duqeymo ka fuliyay Deegaanka Saban-sabley oo u dhaxeeya Deegaanka Cali Axmed iyo degaanka Bud-bud, degaanadaan...

Itoobiya oo wajaheysa xaalad colaad iyo,gaajo iyo barakac

0
Malaayiin Ethiopian ah ayaa ku barakacay Dagaalka Xukuumadda Addis Ababa ay ka waddo gudaha waddankeeda iyo Abaaraha, iyadoo lagu eedeeyey maamulka Abiy in diyaaradihiisa Drones-ka ay dad Shacab ah ku dileen...

Ciidamo la wareegay qaybo ka mida magaalada Garoowe iyo xiisad ka taagan

0
Xiisad ayaa ka taagan magaalada Garoowe ee xarunta dawlad goboleedka Puntland, ka dib markii ciidamo ka amar qaata siyaasiyiinta mucaaradka oo ka soo horjeeda xukuumadda madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni, ay fariisimo...

Ciidamo Qaas u ah Madaxtooyada Hirshabelle oo Tababar loo soo xirey

0
JOWHAR (DAYNIIILE.COM)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shalay tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran looguna tala galay ilaalinta Madaxtooyada Hirshabeelle. Madaxweynaha Hirshabelle ayaa khudbad...

SSC-Khaatumo oo ka jawaabtay hanjabaadii Taliyaha Millateriga Somaliland

0
Qoraal kasoo baxay bahda dhaqanka ee SSC-Khaatumo, ayaa lagaga digay dhibaatada ka dhalan karta, hadii anay Somaliland ciidankeeda dib u qaadin, oo ay dagaalo cusub qaado. Qoraalka kasoo baxay isimada dhaqanka ayaa...

SAWIRO:- Kulamo xal loogu raadinayo Shaqaaqadii Baraawe oo socda

0
Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidamada CQS Col Liiban Cali Yarow ay Wehliyaan Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Darajada 1aad col Hassan cali nur Shute. Wasiirka Cadaalada KGS iyo Gudoomiyaha Gobolka Sh.hoose ayaa Maanta...

Axmed Madoobe muxuu uga baaqday caleema saarkii Saciid Danni

0
Kadib xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo maanta ka dhacday Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland laguna caleema saarayay Madaxweynana Saciid Danj ayaa laga waayay Madaxweynaha Jubaland Axmed...

Cabduweli Gaas iyo Cumar Cabdirashiid oo tagaya Garoowe & ujeedka safarkooda oo la shaaciyay

0
Waxaa lagu wadaa in Maalinta berito oo Sabti ah Magaalada Garoowe ay tagaan Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Cabduweli Maxamed Cali Gaas oo sidoo kale mar soo noqday Madaxweynaha dowlad Goboleedka...

Weight loss

- Advertisement -