Advertisement

Kooxo visayaasha been abuurka ku sameeyo oo Maxkamad gobolka Banaadir la soo taagay

0
Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee Qaranka ayaa sheegay inuu Maxkamadda Gobolka Banaadir u gudbiyay Eedeysanayaal loo haysto Tahriibin sharci darro ah iyo sameyn Dal ku gal been abuur ah. Qoraal ka soo...

Maxaa looga hadlay Shir u dhexeeyay Wasaaradaha Maaliyada Faderaalka iyo Maal Goboleedyada

0
Waxaa Maanta qadka Taleefoonka kuwada Shirey Wasiirka Maaliyada Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada. Kulankaan waxaa shir gudoominayay oo  qabanqaabadiisana lahaa Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige. Kulankaan waxaa looga hadlay arrimo...

Maxaa kala socotaan Xubno u xirnaa Musuqmaasuq iyo Xoola Xatooyo oo laga sii daayey...

0
Qaar kamid ah, xubno Hanti dhawrka guud ee dawladda Soomaaliya ay ku eedeeyeen in ay musuqmaasuq iyo xatooyo xoolo dadweyne galeen oo la xiray dhammaadkii bishii May, ayaa la xaqiijiyey in...

Booliska oo sheegay inuu baxsaday gacan ku dhiiglihii Xaaskiisii gubey

0
Eedeysane Sayid-cali Macalin Daa'uud oo ku eedeysan in uu 26 Jan 2024 gubay xaaskiisii Marxuumad Luul Shiikh Cabdi Jaziira, isla markaana baxsaday. Baadi goobka eedeysanaha ayaa ka socda Caasimada iyo Gobolada dalka...

Xukuumadda & Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay sidii looga guuri lahaa kaalmada bani’aadanimo

0
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Soomaaliya, Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Mashaariicda ee Qaramada Midoobay, Lionel Laurens. Kulanka ayaa looga hadlay fulinta...

Dowlada oo Xaflad soo dhaweyn ah Muqdisho ugu sameysay Sheekh Xuseen Cali Jabuuti +Sawirro

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Dowlada Somalia ayaa xalay Xaflad soo dhaweyn ah waxay Magaalada Muqdisho ugu sameeyeen  Sheekh Xuseen Cali  Jabuuti iyo  iyo Sheekh Cabdiraxmaan Macalin Jigjiga oo ka mida Culumaa'udiinka caanka ah ee...

DEG DEG: Koox hubeysan oo saakay dil ka gaystay Muqdishu

0
Sarkaal ka tirsanaa maamulka Shabeelada hoose ayaa saakay waaberigi lagu dilay  Muqdisho gaar ahaan degmada Xamarjajab waxan toogtay rag ku hubeysan bustoolada ayagao si xun loogu diley nabadoon Faqay Cabdulle Mayoow...

Taliyaha Booliiska Puntland oo Kenya kula kulmay Safiirka Dalka Sweden

0
Nairobi, February 07, 2024: Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire iyo wafti uu hogaaminaayo oo hawlo shaqo kujooga Dalka Kenya ayaa lakulmay maanta Joachin Waern oo ah Safiirka...

Labada Gole ee Baarlamaanka 11aad ee JFS oo maanta fadhi wadajir ah ku leh...

0
Xildhibaannada Golaha Shacabka & Senatarada Aqalka Sare Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Villa Hargeysa ku leh kulan wadajir ah sida uu guddoonka labada Gole. Kulankaan oo baaqday Arbacadii...

Injineero ka socda Dekadaha Jabuuti oo maanta soo gaaray Magaalada Hobyo+SAWIRRO

0
HOBYO(DAYNIILE.COM)-Waxaa Maanta Magaala Xeebeedka Hobyo ee Gobolka Mudug soo gaaray wafdi ka socda Dalka Jabuuti. Wafdigaan ayaa isugu jira masuuliyiin,injineero iyo quburo kuwaasoo ku xeel dheer dhismaha iyo qaabeyta dekadaha. Injineeradaan waxay maalmo ...

Weight loss

- Advertisement -