Advertisement

Taliska Booliska oo waqti kama danbeys ah u qabtay in laga guurso xaafada Dam-damiska

0
Taliska Booliiska ayaa war maanta mar kale ka soo baxcay waxay ugu danbeyn 20-ka bishaan u qabteen shacabka degan xaafada Dam-damiska ee ka soo horjeedka daarta Say-biyaano inay halkaasi ku baneeyaan.

C/raxman C/shukuur “Xasan Sh qorshihiisu waa mudo kororsigii Farmaajo oo kale”

0
Siyaasiga caanka ah Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur Warsame ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh. Xildhibaanka wuxuu ku eedeeyay Xasan Seekh inuu wado qorshe la mid ah tii uu hore ugu...

Jabhad Alshabaab ka tirsanaa oo isku soo dhiibay Dowlada

0
Dagaalame ka tirsan kooxda A-lshabaab ayaa isku soo dhiibay Dowlada faderaalka Soomaaliya. Dagaalamahaan oo magaciisa lagu sheegay Iimaan Jeele Maxamed oo dhanka kalana magaciisa is afgarashqda Alshababku u yaqaaniin Bilaal ayaa si...

Nin Tooreey dad badan ku dilay Dalka Australia

0
SYDNEY (DAYNIILE.COM)-Nin toorrey ku hubaysan ayaa la soo sheegayaa inuu dad badan ku laayay Magaalada Sydney ee Caasimada Dalka Australia. Ninkaan wuxuu nafta dhaafiyay 5 ruux halka kuwa kalana uu dhaawacay kadib...

Maxkamada oo cadeyn ku weysay Maxamed Aadan Koofi

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) Agaasimihii hore ee Hay'ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha ayaa ilaa iyo hada lagu la'yahay cadeyn ku saabsan waxyaabihii lagu soo eedeeyay ee ahaa inuu hanti qaran lunsaday. Dacwadihii...

Waa sidee Xaalada Magaalada Baraawe oo shalay lagu dagaaalamay.

0
BARAAWE(DAYNIILE.COM)-Waxaa saaka degan Xaalada Magaalo Xeebeedka Baraawe oo shalay uu ka dhacay dagaal u dhexeeyay Ciidamada Dowlada iyo kuwa Daraawiishta maamul goboleedka Koonfur Galbeed. Labada dhinac waaxaa la sheegay inay dhibaato is...

Xamze Cabdi-Barre oo Miltariga u Hambalyeeyay

0
Ra’iisul WasaarahaJamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo qoysaskooda 64-guurada kasoo wareegtay aasaaskii Ciidanka Xoogga...

C/raxman C/shukuur oo si la yaab leh uga hadlay kulankii Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya

0
Xildhibaanka iyo Siyaasiga caanka ah C/raxmaan C/shukuur Warsane ayaa bartiisa Facebook qoraal uu soo dhigay wuxuu si la yaab leh uga hadlay kulankii Madaxweyne Xasan iyo dhigiisa Kenya ee shalay ka...

Muxuu yahay filimka lagu jilay Soomaaliya ee safka hore ka galay qiimayn lagu sameeyayn...

0
XIGASHO BBC SOMALI XIGASHADA SAWIRKA,NUH MUSSE BERJEEB Saacad ka hor “Tuulo Janno” waa qisada iyo sumadda uu wato Filimkan lagu jilay Soomaaliya kaas oo soo jiitay culimada Aflaanta kala saarta ee Mahrajaanka CANNES ee...

Wararkii ugu danbeeyay ee Xaalada Gaza

0
QAZA(DAYNIILE.COM)-Shan qof ayaa lagu dilay in ka badan 30 kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar ay Israa’iil ku qaadday bartamaha magaalada Gaza, sida uu sheegay difaaca rayidka ee Qaza. Hal nin ayaa...

Weight loss

- Advertisement -