Advertisement

DAAWO: Taliyaha Milatariga Somalia oo Ciidamada ugu Hambalyeeyay maalinta Ciifanada Xooggga

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliyaha Ciidamada Milatatiga Ssoomaaliya Ibrahim Sheekh Muxudiin ayaaa maanta oo ah 12-ka Apriil wuxuu Ciidamada ugu Hambalyeeyay markii la aas aasay Ciidamada. 12-ka April  1960-kii waxay ku beegan tahay markii la...

Wararkii ugu danbeeyay ee Xaalada Gaza

0
QAZA (DAYNIILE.COM)-Falastiiniyiin ayaa safaf ugu jira cunto ka cunteynta magaalada Rafah ee Marinka Gaza Samantha Power oo ah madaxa USAID ayaa markii ugu horeysay si cad u sheegtay in macaluul ay ka...

Yuu u xayirnaa qaadka Kenya ee Soomaaliya taga maalmihii la soo dhaafay?

0
=XIGASHO BBC SOMALI= XIGASHADA SAWIRKA,NATION MEDIA GROUP Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qaadka Miiroowga ee Kenya uu maanta tagay magaalada ka dib muddo maalmo ah oo uu hakad ku jiray. Sababta...

Kooxo dhawaan Islii ku toogteem Wiil Soomaali ah oo meydadkooda hada la helay

0
Kooxo hubeysan oo dhawaan dhaawac xun iyo dhacba isugu daray wiil Soomaali ah oo ganacsadana ahaa ayaa meydadkooda meelo kala duwan laga helay. Ragaan dilka gaystay oo sedex ahaa ayaa dhaawaca iyo...

Madaxweyne Xasan iyo William Ruto maxay ka wada hadleen?+SAWIRRO

0
Nayroobi, Abriil 11, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo oo hal maalin ah ku jooga dalka Kenya ayaa kulan miro-dhal ah...

Hawlgal ka Dhacay Jubbada Hoose oo Alshabaab badan lagu dilay

0
Warsaxaafadeed ka soo baxay Dowlada Somalia ayaa lagu shaaciyay in howlgal ay sameeyeen ciidamada Milatariga Somalia inay ku dileen kuna soo qabteen Alshabaab badan. Haddaba Warsaxaafadeedka ayaa sidaan u qorna:- Muqdisho, 11 April,...

Askari Dowlada ka tirsan oo dil arxan daro ah ka gaystay duleedka Muqdisho

0
Askari ka tirsan Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa maanta dil arxan daro ah wuxuu ka gaystay deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho. Gaari Bas ah oo ay saarnaayeen ardey iskuul ayuu askarigaani rasaas...

Madaxweyne Xasan oo gaaray Nairobi

0
Wafdi u hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Dalka Kenya gaar ahaan Nairobi  Sida goor dhaw uu warbaahinta la wadaagay Afhayeenka Madaxtooyada C/raxmaan xudeyfi. Madaxweynaha wuxuu Casuumad ka helay dhigiisa dalkaas...

DEG DEG: Ciidamada Dowlada oo fashiliyay weerar Alshabaab ……

0
Ciidanka xoogga dalka qaybta 43-aad iyo kuwa Jubbaland ayaa fashiliyey weerar ay doonayeen kooxda Khawaarijta ah inay ku qaadaan deegaanka Barsanguuni ee Gobolka Jubbada Hoose. Ciidamada Qaranka waxaa u suurta-gashay inay ka...

Gudoomiyaha Baarlamaanka SSC Khaatumo muxuu kala hadlay cuqaasha Gobolka Ceyn+SAWIRRO

0
LAAS-CAANOOD (DAYNIILE.COM Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka SSC khaatumo  Jaamac Yaasiin Warsame ayaa Magaalada Laas-caanood wuxuu iu qaabilay cuqaasha Gobolka Cayn. Labada dhinac waxay isla meel dhigeen sidii Cuqaashu Doorkooda Dowlad Dhiska uga qeyb-qaadan...

Weight loss

- Advertisement -