Advertisement

Waa sidee Xaalada Magaalada Baraawe oo shalay lagu dagaaalamay.

0
BARAAWE(DAYNIILE.COM)-Waxaa saaka degan Xaalada Magaalo Xeebeedka Baraawe oo shalay uu ka dhacay dagaal u dhexeeyay Ciidamada Dowlada iyo kuwa Daraawiishta maamul goboleedka Koonfur Galbeed. Labada dhinac waaxaa la sheegay inay dhibaato is...

Xamze Cabdi-Barre oo Miltariga u Hambalyeeyay

0
Ra’iisul WasaarahaJamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo qoysaskooda 64-guurada kasoo wareegtay aasaaskii Ciidanka Xoogga...

C/raxman C/shukuur oo si la yaab leh uga hadlay kulankii Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya

0
Xildhibaanka iyo Siyaasiga caanka ah C/raxmaan C/shukuur Warsane ayaa bartiisa Facebook qoraal uu soo dhigay wuxuu si la yaab leh uga hadlay kulankii Madaxweyne Xasan iyo dhigiisa Kenya ee shalay ka...

Muxuu yahay filimka lagu jilay Soomaaliya ee safka hore ka galay qiimayn lagu sameeyayn...

0
XIGASHO BBC SOMALI XIGASHADA SAWIRKA,NUH MUSSE BERJEEB Saacad ka hor “Tuulo Janno” waa qisada iyo sumadda uu wato Filimkan lagu jilay Soomaaliya kaas oo soo jiitay culimada Aflaanta kala saarta ee Mahrajaanka CANNES ee...

Wararkii ugu danbeeyay ee Xaalada Gaza

0
QAZA(DAYNIILE.COM)-Shan qof ayaa lagu dilay in ka badan 30 kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar ay Israa’iil ku qaadday bartamaha magaalada Gaza, sida uu sheegay difaaca rayidka ee Qaza. Hal nin ayaa...

Col.Baakaay “Argagaxisada dalka aan ka saarno sidii wiilal inagoo kale ahaa  gumeystihii dalka...

0
"Argagaxisada dalka aan ka saarno sidii wiilal inagoo kale ahaa  gumeystihii dalka uga saareen AL-KOWTHAR (DAYNIILE.COM)- Col.Baakay oo ka mida Taliyayaasha Ciidamada Xoogga Dalka Somalia ayaa ciidamadiisa mar uu kula hadlaayay Degmada...

DAAWO: Xukuumada Dan-Qaran qaabkee usoo dhaweysay Xuskqa 12-ka Apriil

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa qaab cajiba usoo dhaweeyay ama u weyneeyay xuska  12-ka Apriil  taasoo 64 sano guuradii ka soo wareegatay markii la aas aasay...

Madaxweynaha muxuu ka yiri maalinta 12-ka Apriil

0
Mugdisho, Abriil 12, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo qoysaskooda sannaD guurada...

Dowlada Somalia “kulankii Nairobi laguma soo hadal qaadin wax ku saabsan Badda Somalia”

0
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay si xooggan u diiddan tahay, ayna beeninaysaa warka ay faafisay Wakaaladda Wararka Reuters ee ah in kulanka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweyne William Ruto ku...

Kulankii Madaxweyne Xasan iyo Shariif Sh.Axned muxuu ku soo dhamaaday

0
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Waxaa xalay Magaalada Nayroobi ku kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed. Kulankaan waxaa looga hadkay xurgufta u dhexeysa ee dhanka siyaasada oo ay ku kala fogaadeen. Warar...

Weight loss

- Advertisement -