Advertisement

Run miyaa, ma ogi

0
Ustaad: Axmed Muxumad ayaa yiri: Marxuumad Khadijo Maxamed Diiriye AUN Laba Maalin oo isku xigto, A. Shalay Waxey ku Safartay Qeybta VIP da Diyaaradda Waana Loo Adeegayay Ayadoo Madax ah. B. Maanta Waxaa Lagu...

Dhoola cadeeynta Md. Xassan Sheikh ha ku sirmin.

0
Dhoola cadeeynta Md. Xassan Sheikh ha ku sirmin. (Wax Akhyaar loogu maahmaaho malehe) . Nin Ingiriis ahaa oo yahuuda aad u necbaa ayaa Baar soo galay, isaga oo khamri cabayo ayuu arkay...

DEG DEG: Nin Dil ka geystay Nairobi oo Muqdisho lagu qabtay

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-War qoraala oo daqiiqado ka hor ay faafiyeen Taliska Booliiska Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in Ciidamadu Muqdisho ku qabteen nin dil ka geystay Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya. Eedeysanaha la...

Israa’iil oo quus taagan iyo dagaalka Gaza oo waqti dheer qaadanaya

0
GAZA (DAYNIIILE.COM)-Warbaahinta Dunida waxaa si weyn looga hadal hayaa awooda dagaalyahanada Xamaas oo sidii loo maleynayay ka sii awood badan xili Yuhuudu quus ka joogto dagaalka Gaza islamarkaana uu wareer badan...

Wiilka Falastiiniga ah ee geeridiisa ka dib ay u rumowday riyadiisii ahayd inuu caan...

0
=XIGASHO BBC SOMALI= Cawni Dowsi oo ahaa wiil yar oo 13-jir reer Falstiin ah doonayayna in mar uu caan ka noqdo barta Youtube-ka ayay arrintaas uu muddo dheere ku hamminayay u rumowday...

Askari Kenyan ah oo loo xirey inuu Al-shabaab xiriir la leeyahay

0
Ciidamda sida gaar ah ugu qaabilsan Dowlada Kenya  la dagaalanka argagaxisada  ayaa xabsiga dhigay Askari ka tirsan Booliiska ah kaasoo loo heysto inuu Alshabaab xiriri la leeyahay. Askarigaan ayaa Dowladiisa u qaabilsanaa...

Hogaamiyaha SSC Khaatumo oo si rasmi ah u cadeeyay mowqifkooda doorasho ee Puntland

0
LAAS-CAANOOD  (DAYNIIILE.COM)-Hogaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo ayaa si rasmi ah siyaaasad ahaan u cadeeyay mowqifkooda marka la eego doorashooyinka Puntland kadib mowqifkii dhaqankooda oo iyaguna cadeeyay. Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye)...

Tahriibayaal ku xirnaa Ruushka oo maanta dalka dib loogu soo celiyay

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Wasaarada arimaha dibada Somalia ayaa ku guuleysatay inay Dalka Ruushka ka soo deyso Tahriibayaal Soomaaliyeed oo halkaasi ku xirnaa. Dhalinyarada xabsiga laga soo daayay ayaa tiradooda lagu sheegay 16 ruux iyadoo...

DAAWO: Beesha Muddulood oo Xoollo badan geysay Tacsida Marxuumad Khadiija Diiriye

0
MUQDISHO(DAYNIIILE.COM)-Beesha Muddulood ayaa maanta Xoolo badan geysay Tacsida Marxuumad Khadiija Diiriye Allaha u naxariistee. Dhaqanka Muddulood ayaa horkacayay odayaasha iyo siyaasiyiinta maanta soo tacsi gutay,waxaana ka mid ahaa Imaamka Muddulood iyo Ugaasyada...

Wasiirka Howlaha guud muxuu kala hadlay dhigiisa Tunusia +SAWIRRO

0
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Dib-u-Dhiska iyo Guriyeynta XFS Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir ayaa Kulan La qaatay dhigiisa Dalka Tunisiya Sarratt Zaafrani Zenzri. Kulanka labada Wasiir ayaa diirada lagu saaray sidii ay...

Weight loss

- Advertisement -